Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Trump oo qorsheynaya inuu ka baxo dagaalka Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu qorsheynayo inuu soo afjaro ololaha militari ee ka socda Iiraan, xilli weli ay xiran tahay marin biyoodka Hormuz.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
March 31, 2026, 11:04 am EAT
Reading Time: 2 mins read
Trump oo qorsheynaya inuu ka baxo dagaalka Iiraan
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu qorsheynayo inuu soo afjaro ololaha militari ee ka socda Iiraan, xilli weli ay xiran tahay marin biyoodka Hormuz.

Sida lagu sheegay warbixin, Trump ayaa u sheegay la taliyayaashiisa inuu diyaar u yahay joojinta dagaalka, inkastoo aan weli la furin marinka muhiimka ah ee Hormuz.

Saraakiil ka tirsan maamulka Mareykanka ayaa sheegay in qiimeyn la sameeyay ay muujisay in howlgal lagu jebinayo xannibaadda marinka uu qaadan karo waqti ka dheer qorshaha hore ee dagaalka.

Go’aankan ayaa la rumeysan yahay inuu Iran u ogolaan karo inay sii haysato gacan ku haynta marinka, iyadoo Washington ay diiradda saareyso yoolal kale oo militari iyo cadaadis diblomaasiyadeed.

Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in Mareykanka uu qorsheynayo inuu xulafadiisa Yurub iyo dalalka Khaliijka ku dhiirrigeliyo inay hoggaanka u qabtaan dadaallada lagu furayo marinka Hormuz.

Trump ayaa hore u sheegay in marinkaasi aanu muhiim weyn u ahayn Mareykanka marka loo eego dalal kale, taas oo ka duwan hanjabaadihii hore ee uu ku doonayay in si militari loo furo.

Xirnaanshaha Hormuz ayaa saameyn weyn ku yeeshay dhaqaalaha caalamka, iyadoo qiimaha shidaalka uu si weyn u kordhay.

Falanqeeyayaal ayaa ka digaya in haddii aan xal degdeg ah la helin, ay sii socon karto carqaladda ganacsiga caalamiga ah iyo kororka qiimaha tamarta.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

7 hours ago
Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

8 hours ago
Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

1 day ago
DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

1 day ago
Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

1 day ago
Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

1 day ago
FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

2 days ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.