• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, May 13, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

DEGDEG: Muxu yahay Xirirka ka dhaxeeya xuutiyiiinta iyo Shabaabku + Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray..

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 4 mins read
Mareykanka

Wararka Ugu Aqrintabadan

Warar laga baahiyay weeraro Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku qaadeen Iiraan

Warar laga baahiyay weeraro Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku qaadeen Iiraan

8 hours ago
Soomaalida Minnesota oo ka cabsi qaba howlgalada socdaalka ee ICE

Soomaalida Minnesota oo ka cabsi qaba howlgalada socdaalka ee ICE

2 days ago
Load More
Share

Mareykanka
Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray

Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo la xiriira xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya iyo Xuutiyiinta ka dagaallama Yemen, taasoo halis weyn ku ah ammaanka gobolka iyo bada cas..

Ku simaha safiirka Mareykanka ee Golaha Ammaanka, John Kelly, ayaa sheegay in xukuumaddiisu si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyada labada kooxood iyo iskaashiga ay sameynayaan, taasoo uu ku tilmaamay mid khatar gelin karta xasilloonida geeska Afrika iyo Badda Cas.

John Kelly ayaa ku baaqay iskaashi caalami ah si loola socdo xiriirka labada urur, isaga oo carrabka ku adkeeyay in la xoojiyo wada-shaqeynta guddiyada golaha ammaanka ee Soomaaliya iyo Yemen.

Waxa uu xusay in sidoo kale ay sii kordhayaan khataraha la xiriira tahriibka sharci-darrada ah, gaar ahaan dadka ku gudbaya Badda Cas, taasoo gacan ka geysan karta isku xirka kooxaha argagixisada ah ee ka hawlgala labada dal.

“Waa in si dhow loola socdaa dhaq-dhaqaaqyada la xiriira tahriibinta dadka iyo xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya kooxaha Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta,” ayuu yiri Kelly, isaga oo intaas ku daray in Mareykanka uu ka hortagi dhammaan halis kasta oo amni ee kasoo korarta gobolka.

Sido kale dowlada Mareykanka ayaa taageero weyn siin doonta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Mareykanka
Mareykanka iyo QM oo goan culus ka soosaaray

Isniintii shalay Ayna dib Loo cusbooneysiiyay xayiraadihii horay u saarnay kooxda argagixisada ah ee Al Shabab bayaanka kasoo baxay GAQM Ayaa lagu yiri

Golaha Ammaanka ayaa maanta kordhiyay oggolaanshaha dowladaha xubnaha ka ah inay ka hortagaan maraakiibta u soo daabula waxyaabaha laga mamnuucay Soomaaliya, sida hubka sharci darrada ah ee laga soo dejiyo iyo dhoofinta dhuxusha, illaa 13-ka December 2025, iyadoo sidoo kale loo cusboonaysiiyay guddiga kashaqeeyndoono caawinaya maamulka cunaqabateynta Al-Shabaab ilaa 13-ka Janaayo 2026.

Qaraarka tirsigiisu yahay 2776 (2025) (oo loo soo saarayo dukumeenti S/RES/2776(2025)), 15-ka xubnood ee Golaha oo ku dhaqmaya cutubka VII ee Axdiga Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in “dhammaan dawladuhu, ay udiyaargaroobaan ujeeddooyinka looga hortagayo Al-Shabaab iyo iyo in ay wax yeelo gaar siiyaan nabada iyo amniga soomali iyo kan deeganka, iyagoo laga hortaago in shaabku helan wax hub ah, bada iyo bariga laga xiro meelkasta oo wadanka kasoo gali karo wax hub ah oo sharci daro ah,,

Sido kale Waxaa kaloo la go’aamiyay in tallaabooyinkan aan lagu qaadi karin wax lagu gaarsiiyo saadka lasiin jiray, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Qoraalkan shali kasoo baxay QM ayaa lagu sheegay in DFS laga taageri doono dagaalka kadhanka argagixisa alshabaab, sido kale waxaa looga hadlay xirirka aad loga cabsi ee qabo ee xuutiyiinta iyo shabaabka .

Alshabaab ayaa lakulmay weeraro badan sanadkaan ayadoo ay ugu dinteen tiro badan oo horjoogo yaal u haeyd kooxda, dagaalka alshabab aya waxa iska kaashanaya ciidanka xooga dalka iyo ciidanka shacabka macawisleyda..

Shali 3da Maarso, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee DFS, Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), ayaa gaaray deegaanka Xalfooley, oo ku yaalla xadka gobollada shabellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Taliya Ayaa Waxa uu xusay in qorshuhu yahay in la xiro xuduudaha ay gobollada Shabeellaha Dhexe la wadaagaan Hiiraan iyo Galgaduud, si looga hortago gurmadka ay Shabaab helaan.

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • Warar laga baahiyay weeraro Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku qaadeen Iiraan

    Warar laga baahiyay weeraro Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku qaadeen Iiraan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Warar laga baahiyay weeraro Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku qaadeen Iiraan 8 hours ago Soomaalida Minnesota oo ka cabsi qaba howlgalada socdaalka ee ICE 2 days ago Load More ShareWarar ay baahiyeen warbaahinno caalami ah ayaa sheegaya in dalalka Saudi Arabia iyo United Arab Emirates ay weeraro qarsoodi ah ku qaadeen gudaha…


    May 13, 2026
  • Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

    Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

    Wararka Ugu Aqrintabadan Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor 1 day ago Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub 1 day ago Load More ShareWararka24: Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa taageeray geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ee ka socda Koonfur Galbeed iyo diiwaangelinta kasocota…


    May 12, 2026
  • Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub

    Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub

    Wararka Ugu Aqrintabadan Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor 1 day ago Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub 1 day ago Load More ShareWararka24: Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa ayaa maanta doortay maayir iyo maayar ku xigeen cusub, kadib kalfadhi aan caadi ahayn oo ka qabsoomay xarunta…


    May 12, 2026

Share
Tags: somaliwararka caalamkawararka mantawararka somaliayeme
Previous Post

UNICEF ayaa sheegatay Wax kabadan 221 oo carruur ah, oo Kuwa Ugu yar da’doodu tahay hal sano, lagu kufsaday Suudaan,

Next Post

MARKAB Wado Gaadid DAGAAL Oo cusub OO Yimid Boosaaso + dowlada ugu deeqday puntland?

Related Posts

Warar laga baahiyay weeraro Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku qaadeen Iiraan

Warar laga baahiyay weeraro Sacuudiga iyo Imaaraadka ay ku qaadeen Iiraan

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Warar ay baahiyeen warbaahinno caalami ah ayaa sheegaya in dalalka Saudi Arabia iyo United Arab Emirates ay weeraro...

Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa taageeray geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ee ka socda...

Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub

Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Golaha Deegaanka magaalada Hargeysa ayaa maanta doortay maayir iyo maayar ku xigeen cusub, kadib kalfadhi aan caadi...

Guddiga doorashooyinka oo war kasoo saaray tirinta codadka Koonfur Galbeed

Guddiga doorashooyinka oo war kasoo saaray tirinta codadka Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray howlaha la xiriira...

Mareykanka oo ka hadlay muranka doorashooyinka Soomaaliya

Mareykanka oo ka hadlay muranka doorashooyinka Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan faro-gelin ku sameyn doonin hannaanka doorashooyinka Soomaaliya, islamarkaana aysan hoggaamin doonin...

Lix muwaadin oo Moroccan ah oo ku xirnaa xabsiga Boosaaso oo dib loogu celiyay dalkooda

Lix muwaadin oo Moroccan ah oo ku xirnaa xabsiga Boosaaso oo dib loogu celiyay dalkooda

by Amin Cali Abdi
1 day ago

Wararka24: Dowladda Morocco ayaa dib ugu celisay dalkeeda lix muwaadin oo muddo ku xirnaa xabsiga magaalada Bosaso, kadib...

Load More
Next Post
Boosaaso

MARKAB Wado Gaadid DAGAAL Oo cusub OO Yimid Boosaaso + dowlada ugu deeqday puntland?

Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe ayaa lagu arkay Diyaarado drones ah Nooca is Qarxiyo Marki Ugu horeysay + YAA ISKA LEH?

Ceelbaraf

Shabaabki Ku Sugnaa Ceelbaraf oo wado kaste oo ay ugu bixi lahaayeen lagaxiray!

Recommended

Axmed Madoobe

Axmed Madoobe Dhiig itobiyaan ah aya ku jira, Safiir Itoobiyan ah ayaa sida yidhi..

1 year ago
Trump oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihii Amniga Gudaha Kristi Noem

Trump oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihii Amniga Gudaha Kristi Noem

2 months ago
NISA

Maxa kajira In ciidan NISA Katirsan ay weerareen Dalka kenya + Khasaaraha lasheegay

1 year ago
Itoobiya oo ciidan xooggan soo bandhigay, sheegtayna in bada Soomaaliya illaa Eritrea ay…

Itoobiya oo ciidan xooggan soo bandhigay, sheegtayna in bada Soomaaliya illaa Eritrea ay…

3 months ago
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la kulmay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la kulmay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni

3 months ago
IGAD oo ku baaqday wada hadal iyo is xakameyn lagu xalliyo Xaaladda Koonfur Galbeed

IGAD oo ku baaqday wada hadal iyo is xakameyn lagu xalliyo Xaaladda Koonfur Galbeed

1 month ago
Shabaab

Shabaab oo weerar dhimasha iyo dhaawac leh ku Qaaday dalka kenya, + faahfaahin

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.