• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay shirka xuquuqda aadanaha IGAD

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 3 mins read
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay shirka xuquuqda aadanaha IGAD
Share

Wararka24: Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee dalalka IGAD oo lagu qabtay magaalada Bishoftu ee dalka Itoobiya.

Wefdiga Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminayay Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Maxamed Haaruun Maxamuud.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta waxqabadka dalladda, iyadoo Kenya loo doortay hoggaanka sannadka soo socda, kadib markii ay kala wareegtay Itoobiya, isla markaana la ansixiyay qorshe hawleed cusub.

Soomaaliya ayaa sidoo kale soo bandhigtay warbixin ku saabsan xaaladda xuquuqda aadanaha iyo horumarka laga sameeyay dhismaha guddiga cusub ee dalka.

Masuuliyiinta Soomaaliya ayaa xusay in qaraar ay Qaramada Midoobay soo saartay bishii Oktoobar 2025 uu door muhiim ah ka siinayo hay’adaha qaranka la socodka xuquuqda aadanaha.Dhanka kale, masuuliyiinta Soomaaliya ayaa kulamo la yeeshay wakiillo ka socday Itoobiya iyo Kenya, iyagoo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga gobolka.

Waxaa sidoo kale la sheegay in la dedejinayo qorshaha Soomaaliya uga mid noqonayso shabakadda hay’adaha xuquuqda aadanaha ee Afrika.


Share

Recommended

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

2 months ago
Duqeyn ka dhacday  Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

3 months ago
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

7 months ago
Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

3 months ago
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

12 months ago
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

2 months ago
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.