• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Xuutiyiinta oo markii ugu horreysay ka soo hadlaydagaalka Iran iyo Mareykanka

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xuutiyiinta oo markii ugu horreysay ka soo hadlaydagaalka Iran iyo Mareykanka
Share

Wararka24: Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Yemen Cabdulmaalik Al Xuuti ayaa sheegay in kooxdiisu aysan dhex dhexaad ka ahayn dagaalka u dhexeeya Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil, isla markaana ay qaadi karto tallaabooyin milateri.

Khudbad uu ka jeediyay telefishinka Al Masirah ayuu ku sheegay in mowqifkoodu uu ku saleysan yahay taageerada ay u hayaan waxa uu ku tilmaamay danaha ummadda Islaamka.

Wuxuu sheegay in isbeddel kasta oo ka dhaca xaaladda dagaalka uu keeni karo jawaab milateri oo ka timaada Xuutiyiinta, haddii ay arkaan in ay lagama maarmaan tahay.

Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale ku eedeeyay Mareykanka iyo Israa’iil inay wiiqeen xasilloonida gobolka, isaga oo duqeymaha ka dhanka ah Iiraan ku tilmaamay kuwo aan qiil lahayn.

Xuutiyiinta oo taageero ka hela Iiraan ayaa horey u qaaday weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ah oo ay la beegsadeen Israa’iil iyo maraakiibta ganacsiga ee Badda Cas.

Digniintan ayaa kusoo beegmeysa xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka Bariga Dhexe, iyadoo ay socdaan weerarro isdaba joog ah oo u dhexeeya dhinacyada isku haya gobolka.

Xaaladda ayaa weli cakiran, waxaana sii kordhaya walaaca laga qabo in colaadda ay ku fido dalal kale oo badan.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.