Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Afrika

Soomaaliya oo Xubno ku Yeelatay Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Mudane Ilyas Cali Xasan, ayaa shaaciyay in maanta magaalada Arusha lagu dhaariyay xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
March 16, 2026, 3:02 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Soomaaliya oo Xubno ku Yeelatay Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Mudane Ilyas Cali Xasan, ayaa shaaciyay in maanta magaalada Arusha lagu dhaariyay xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).

Safiirka ayaa sheegay in talaabadan ay tahay guul siyaasadeed oo muhiim ah oo u soo hoyatay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, maadaama ay muujinayso doorka sii kordhaya iyo ka qaybgalka firfircoon ee Soomaaliya ku leedahay ururka EAC.

Mudane Ilyas Cali Xasan ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay in Dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta xiriirka isdhexgalka, iskaashiga dhaqaale, nabadda, iyo horumarka dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Ugu dambayn, safiirka ayaa u mahadceliyay madaxda qaranka, gaar ahaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu sheegay in uu door weyn ka qaatay dadaallada lagu xoojinayo ka qaybgalka Soomaaliya ee ururka EAC.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Villa Somalia oo benisay in Uganda ay dhex dhexadin doonto dowladda iyo mucaradka

Villa Somalia oo benisay in Uganda ay dhex dhexadin doonto dowladda iyo mucaradka

3 hours ago
sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga

sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga

3 hours ago
NATO oo ka digtay khataraha hubka nukliyeerka ee hawada sare kadib talaba uu Ruushku qaaday

NATO oo ka digtay khataraha hubka nukliyeerka ee hawada sare kadib talaba uu Ruushku qaaday

5 hours ago
Somaliya oo sheegtay inay qoraneysa ciidamo cusub

Somaliya oo sheegtay inay qoraneysa ciidamo cusub

1 day ago
FBI Mareykanka oo la sheegay inay la kulmeen weerar internet

FBI Mareykanka oo la sheegay inay la kulmeen weerar internet

1 day ago
Mid ka mid ah wasiradii uu magacabay Liiban Shuluq oo iska casilay xilka

Mid ka mid ah wasiradii uu magacabay Liiban Shuluq oo iska casilay xilka

1 day ago
Xasan Sheekh oo la sheegay inuu ubaxay Uganda xilli wadahadalladii mucaradka fashilmeen

Xasan Sheekh oo la sheegay inuu ubaxay Uganda xilli wadahadalladii mucaradka fashilmeen

1 day ago
Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, oo geeriyooday

Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, oo geeriyooday

1 day ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.