• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Masar iyo Mareykanka oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Soomaaliya iyo Amniga Geeska Afrika

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Masar iyo Mareykanka oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Soomaaliya iyo Amniga Geeska Afrika
Share

Wararka24: 19-02-2026 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar Badr Abdel Aty iyo dhiggiisa Mareykanka Marco Rubio ayaa yeeshay wada-hadal dhanka taleefanka ah oo ay kaga hadleen xaaladda Soomaaliya iyo xasilloonida Geeska Afrika.

Sida ay warbaahinta Masar sheegtay, wasiirka Masar ayaa muujiyay taageerada dalkiisa ee ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo xasilloonida Soomaaliya.

Badr Abdel Aty ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha la xiriira sheegashada aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israel, isagoo ku tilmaamay tallaabo jebinaysa sharciga caalamiga ah isla markaana khatar ku ah xasilloonida gobolka iyo Badweynta Cas.

Masar ayaa ku boorisay in la xoojiyo wada-shaqeynta siyaasadeed iyo dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu xallinayo xiisadaha ka taagan Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.

Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa ku amaanay doorka Masar ee xasilinta gobolka, gaar ahaan taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya iyo kaalinta ay ku leedahay fududeynta arrimaha bini’aadantinimo.

Labada wasiir ayaa isla gartay in la sii wado wada-shaqeynta u dhaxaysa Mareykanka iyo Masar si loo wajaho caqabadaha ka jira gobolka, gaar ahaan arrimaha Soomaaliya iyo amniga Geeska Afrika.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.