• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Imaaraadka Carabta oo soo saaray go’aan kadhan ah Iiraan

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Imaaraadka Carabta oo soo saaray go’aan kadhan ah Iiraan
Share

Wararka24: 2-02-2026 Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay xirtay safaaraddeedii ku taallay caasimadda Iiraan ee Tehran, isla markaana ay kala soo baxday safiirkeedii iyo dhammaan shaqaalihii diblomaasiyadeed ee halkaas ka howlgali jiray.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ka dhashay weerarro gantaallo ah oo lagu bartilmaameedsaday goobo rayid ah, oo ay ku jiraan xaafado la deggan yahay, garoomo diyaaradeed iyo dekedo.

Dowladda ayaa weerarradaas ku tilmaantay kuwo halis geliyay nolosha shacabka isla markaana xadgudub ku ah madaxbannaanideeda.

Xukuumadda Abu Dhabi ayaa sheegtay in xiritaanka safaaradda uu yahay tallaabo ka tarjumaysa mowqif adag oo ay kaga jawaabeyso waxa ay ku sheegtay gardarro toos ah. Waxay sidoo kale ka digtay in xiisadda sii kordheysa ay khatar ku tahay xasilloonida gobolka iyo dhaqaalaha caalamka.

Go’aankan ayaa kusoo beegmaya xilli weerarro la sheegay inay Iiraan fulisay ay saameyn ku yeesheen kaabayaasha rayidka ee dalkaas, iyadoo hawada Imaaraadka si ku-meel-gaar ah loo xiray.

Dhanka kale, Tehran ayaa sheegtay in bartilmaameedkeedu yahay oo keliya saldhigyada milatari ee Mareykanka ee gobolka.

Ilaa iyo hadda, Iiraan kama aysan soo saarin jawaab rasmi ah oo ku saabsan xiritaanka safaaradda Imaaraadka, iyadoo xaaladda gobolka ay weli tahay mid kacsan.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.