• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Hay’adda Maraykanka oo ku dhawaaqday inay ICE ka saarayso Minneapolis

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Hay’adda Maraykanka oo ku dhawaaqday inay ICE ka saarayso Minneapolis
Share

Wararka24: 15-02-2026; Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ciidamada hay’adda Socdaalka iyo Kastamka Maraykanka (ICE) ay ka baxayaan magaalada Minneapolis, taasoo lagu tilmaamay go’aan istiraatiiji ah oo lagu doonayo in diiradda loo saaro fulinta sharciyada socdaalka gudaha United States.

Wakiilka Xuduudaha, Tom Homan, ayaa sheegay in inkastoo howlgallo muhiim ah laga fuliyay Minneapolis, ay hadda tahay waqtigii ay ICE u gudbi lahayd gobollada kale si ay diiradda u saarto maamulka iyo fulinta sharciyada socdaalka ee guud ahaan dalka.

ICE ayaa horraantii Diseembar 2025 ka bilaabay magaalada Minneapolis howlgal lagu magacaabo Operation Metro Surge, taasoo lagu beegsanayay dadka loo haysto dembiyo ay ka mid yihiin xatooyo maaliyadeed iyo falal kale oo sharci darro ah.

Intii hawlgalku socday, dhowr qof oo Soomaali ah kuwa sharci haysta iyo qaar sharci la’aan ah ayaa lagu qabtay howlgalladaas. Sidoo kale waxaa jiray dhacdooyin foolxumo oo keentay khasaare naf iyo dhaawac intii ay socdeen mudaharaadyada ka soo horjeeday hawlgallada.

Agaasimaha ku-meel-gaarka ah ee ICE Todd Lyons ayaa sheegay in hay’addu ay howlgallo ka bilaabi doonto Koonfurta California, halkaas oo uu tilmaamay in ay ku badan yihiin ajaanib sharci darro ah, iyadoo ay qorshuhu tahay in la xoojiyo fulinta sharciga si waafaqsan siyaasadaha socdaalka ee dalka Mareykanka.

Markii warkan la daabacay, saraakiil ka tirsan ICE ayaa lagu arkay magaaladaas, taasoo muujinaysa isbeddelka goobaha ay howlgalladu ka socdaan.


Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.