• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh: Hadallada Trump xiriirka kadhaxeya Soomaaliya iyo Mareykanka waxba kama beddeli karaan

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweyne Xasan Sheekh: Hadallada Trump xiriirka kadhaxeya Soomaaliya iyo Mareykanka waxba kama beddeli karaan
Share

Wararka24: 9-02-2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in hadallada Madaxweyne Donald Trump ee ku aaddan Soomaaliya aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin xiriirka rasmiga ah ee u dhexeeya labada dal.

Madaxweynaha ayaa xusay in inkastoo hadallada Trump ay ahaayeen kuwo aan dhiirrigelin lahayn, haddana xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka uu weli ku dhisan yahay iskaashi rasmi ah, wada-hadal joogto ah iyo dano wadaag ah. Waxa uu tilmaamay in Mareykanku door muuqda ka qaato taageerada la-dagaallanka argagixisada, dhismaha hay’adaha ammaanka, dowlad-dhiska iyo mashaariicda horumarineed ee dalka.

“Mareykanku waa dal weyn oo saaxiib nala ah. Waxaa jira wada-hadal joogto ah, heshiisyo amni iyo dhaqaale, iyo fursado maalgashi oo Mareykan ah oo Soomaaliya ka socda,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Isagoo ka hadlayay arrimaha Somaliland iyo doorka Israa’iil, Madaxweynaha ayaa sheegay in Mareykanku u xaqiijiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inuusan aqoonsan doonin Somaliland, isla markaana uusan taageerayn tallaabo kasta oo wax u dhimaysa midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Wuxuu intaas ku daray in arrimaha la xiriira Somaliland ay yihiin tallaabooyin hal dhinac ah oo aan ka tarjumayn mowqifka Mareykanka.

Ugu dambeyn, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay si toos ah ula xiriirto Mareykanka, isla markaana wada-hadalladu ay sii socdaan, si loo ilaaliyo loona xoojiyo iskaashiga amni, dhaqaale iyo horumarineed ee labada dal.


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.