• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, May 13, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DF Soomaaliya oo Diiday in cunaqabateynta laga qaado Iran, Sababta?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
8 months ago
Reading Time: 1 min read
DF Soomaaliya oo Diiday in cunaqabateynta laga qaado Iran, Sababta?

Wararka Ugu Aqrintabadan

Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

Cali Ciid oo soo dhaweeyay doorasho qof iyo cod ah kana baxay garabka Qoor-Qoor

22 hours ago
Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub

Golaha Deegaanka Hargeysa oo doortay maayir cusub

23 hours ago
Load More
Share

New York – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii yeeshay fadhi muhiim ah oo looga dooday mustaqbalka cunaqabateynta saaran Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, iyadoo ay ka qeeb galeen 15 xubnood oo ah dowlaha codeynayey oo ay Soomaaliya kujirto.

 

Intii lagu guda jiray codeynta, sagaal dal oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa diiday in la qaado cunaqabateynta, taasoo ka dhigan in go’aankii dib loogu fasaxayay Iran uu fashilmay.

 

Dalalka diiday waxaa ka mid ahaa Mareykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Denmark, Giriiga, Sierra Leone, Panama, Slovenia iyo Soomaaliya. Go’aankan ayaa loo arkay mid muujinaya mowqif mideysan oo ay la qaateen quwadaha reer Galbeedka iyo dalal kale oo xubno ku ah Golaha Ammaanka.

 

Dhanka kale, afar dal ayaa u codeeyay in la qaado cunaqabateynta, kuwaas oo kala ahaa Ruushka, Shiinaha, Pakistan iyo Aljeeriya. Saddexda xubnood ee soo harayna way ka aamuseen.

 

Ruushka iyo Shiinaha oo ah laba ka mid ah xubnaha joogtada ah ayaa si cad u muujiyay sida ay uga soo horjeedaan sii socoshada cadaadiska saaran Iran, iyagoo ku dooday in cunaqabateyntu aysan xal u keenin xiisadda barnaamijka nukliyeerka.

 

Go’aankan ayaa kusoo beegmaya iyadoo xiisadda bariga dhexe iyo gaar ahaan arrimaha nukliyeerka Iran ay mar kale noqdeen mowduuc caalami ah. Soomaaliya, oo markii ugu horreysay la arkay inay qaadato mowqif cad oo dhinac ka raacsan quwadaha reer Galbeedka, ayaa si gaar ah loo xusay kadib codeynta.


Share
Tags: iransomali
Previous Post

Faysal Cali Waraabe oo ku baaqay in la tarxiilo dadka Koonfurta Soomaaliya ee ku nool Somaliland

Next Post

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Related Posts

iraan

Ciidamada Mareykanka Oo Kusii Dhow Iran, iyo Go’aan Culus oo Imaaraadka Carabta soo Saaray

by Amin Cali Abdi
4 months ago

Wararka24: 27-01-2026 Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran ayaa mar kale cirka isku shareertay, kaddib markii Washington ay...

Xi Jinping

Xi Jinping: Shiinaha wuxuu ixtiraamayaa xaqa Iran ee tamarta nukliyeerka

by Yasmin Jamal
8 months ago

Beijing – Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa sheegay in Beijing ay ixtiraamayso xaqa Iran u leedahay isticmaalka tamarta...

Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.

Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.

by Yasmin Jamal
10 months ago

BAREEDA — Markab siday hub iyo gaadiid dagaal ayaa waxaa manta gacanta ku dhigay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Puntland...

Taliyaha Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqasho ku jooga Talyaaniga

by Yasmin Jamal
10 months ago

ROME — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo...

Daawoyinka ilmaha

Daawoyinka ilmaha lagu rido oo Dhibaato weyn ku Reeba 11% Dumarka. Sababta?

by Yasmin Jamal
10 months ago

Baaritaan cusub ayaa muujiyay in daawada mifepristone ee ay dumarka u isticmalan in ilmaha uurka iska-ridaan ay dhibaato...

Cabbaas Araghchi

Cabbaas Araghchi oo kusugan Pakistan si xal looga gaaro Xisada India iyo Pakistan

by Yasmin Jamal
1 year ago

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iran, Cabbaas Araghchi, ayaa Isniintii gaaray dalka Pakistan si uu dadaal ugu bixiyo...

Load More
Next Post
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

Eswatini oo 32 askari u soo dirtay howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya, Waa wadanka ugu HIV-ga badan aduunka?

Djibouti oo gacanta ku dhigtay dablay dhac u geystay Salaam Bank

Djibouti oo gacanta ku dhigtay dablay dhac u geystay Salaam Bank

Recommended

Talyaaniga oo hakiyay heshiis difaac oo uu la lahaa Israa’iil

Talyaaniga oo hakiyay heshiis difaac oo uu la lahaa Israa’iil

4 weeks ago
Xoogaga Macawisleyda

Xoogaga Macawisleyda oo Door Weyn ka Qaadanaya Hawlgalka Gobolka Hiiraan

1 year ago
Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka

Ciidanka Asluubta oo ku biiray dagaalka Al-Shabaab marki ugu Horeysay + SAWIRO

1 year ago
Xubin ka tirsan guddiga xuquuqda aadanaha oo taageertay Lafta-gareen oo muran dhalisay

Xubin ka tirsan guddiga xuquuqda aadanaha oo taageertay Lafta-gareen oo muran dhalisay

1 month ago
Mareykanka oo ka hadlay muranka doorashooyinka Soomaaliya

Mareykanka oo ka hadlay muranka doorashooyinka Soomaaliya

1 day ago
Gabdhaha Soomaliyed

DAAWO, Gabdhaha Soomaliyed badankood qudbo siro ayaa lagu guursada, Wasiirka Haweenka Somaliya, Khadija Al Makhzumi

12 months ago
Jibriil oo la kulmay xildhibaano iyo duqa Baydhabo

Jibriil oo la kulmay xildhibaano iyo duqa Baydhabo

1 month ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.