• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre: Kursigaygu ma matalo Puntland iyo Jubbaland?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 5 mins read
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre
Share

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa caawa bulshada Soomaaliyeed uga jawaabay su’aallo ku saabsan waxqabadka saddexdii sano ee la soo dhaafay ee Xukuumadda DanQaran.

 

Xamse ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay guulo ka gaartay dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha, dowlad-wanaagga, horumarinta adeegyada bulshada, xiriirka caalamiga ah iyo wada-shaqeynta dowlad-goboleedyada.

 

Markii wax laga weydiiyay khilaafka dowladda federaalka kala dhexeeya Puntland iyo Jubbaland, iyo sida ay u muuqdaan in deegaanadaasi matalaad yar ku leeyihiin, Ra’iisul Wasaaraha ayaa caddeeyay inuusan kursiga ugu fadhin Puntland iyo Jubbaland oo keliya, balse uu metalo shacabka Soomaaliyeed oo dhan.

 

Dhanka kale, Xamse Cabdi Barre ayaa tilmaamay in Puntland ay ka horrayso dalka intiisa kale marka laga hadlayo nidaamka doorashooyinka iyo dowlad-dhisidda. Wuxuu sheegay in marka Koonfurta dalka la gaarsiiyo heerka ay Puntland joogto, ay markaas suuragal noqon doonto in si mideysan looga hadlo arrimaha doorashooyinka.

 

“Puntland dalka intiisa kale way ka horraysaa, casharadooda weli lama gaarin. Markaan soo gaarno heerka ay joogaan ayaa arrimahaas laga wada hadli doonaa. Doorashooyinka golayaasha deegaankana hore ayey u qabteen


Share

Recommended

ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

2 years ago
Siyaasadeed

Urur siyaasadeed cusub oo caawa looga dhawaqayo mogadishu.

1 year ago
DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

3 months ago
Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

6 months ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

2 years ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.