• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia
Trending

Puntland oo DF ka codsaneysa soo celinta wada-shaqeynta, Maxa soo kordhay?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Puntland
Share

Garoowe – Puntland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqday in dib loo soo celiyo wada-shaqeynta labada dhinac, si loo joojiyo khilaafka siyaasadeed ee muddooyinkan soo jiitamayay.

Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland, Liibaan Muuse Boqor, ayaa sheegay in mashaariic badan oo muhiim u ah nolosha bulshada ay hakadeen, islamarkaana ay lagama maarmaan tahay in la furo dariiqyo iskaashi si adeegyada iyo horumarka shacabka loo dardar geliyo.

Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa socday ku dhowaad saddex sano, waxaana uu saameyn ku yeeshay adeegyada iyo mashaariicda horumarineed ee gobolka.

Saciid Deni ayaa wali ku adkeysanaya inuu u tartamo madaxtinimada dalka, halka dowladda federaalka ay wado qorshaha doorashada qof iyo cod ah oo ay mucaaradku ku dhaliilayaan halka la cadeeyey in madax weynaha uu hada kalaabtay goaankaa laguna laaban doono teendadi.

Dalabka Puntland ayaa loo arkaa mid dib ugu furaya albaabadi ay iska hirtay, kaas oo muhiim u noqon kara dejinta xiisadda siyaasadeed iyo horumarinta iskaashiga u dhexeeya labada dhinac. maamulka Deni oo cadeysay in aan laga maarmi karin dowlada federaalka..


Share

Recommended

ruushka iyo Mareekanka ay

Mareykanka iyo Ruushka oo Marki ugu horeysay mudo 4 sano Ah Shir Uga Furmay Dalka Sacuudiga..

2 years ago
Siyaasadeed

Urur siyaasadeed cusub oo caawa looga dhawaqayo mogadishu.

1 year ago
DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

DF oo ku dhawaaqday in magaca “madaxweyne” loo isticmaali doonin madaxda dowlad-goboleedyada

3 months ago
Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

Wiilka Museveni oo sheegay in ay ku biirayaan dagaalka Iran iyo Israa’iil

6 months ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

2 years ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
SSC-Khatumo

SSC-Khatumo oo Qabtay Shabakad dadka Tahriibin jirtay,+ Xogta

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.