Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Xi Jinping: Shiinaha wuxuu ixtiraamayaa xaqa Iran ee tamarta nukliyeerka

Beijing – Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa sheegay in Beijing ay ixtiraamayso xaqa Iran u leedahay isticmaalka tamarta nukliyeerka si nabadeed, isla markaana Shiinuhu si buuxda u taageerayo difaaca madax-bannaanida iyo karaamada qaranka Iran. Hadalkan ayuu Xi ka…

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
September 2, 2025, 8:44 pm EAT
Reading Time: 1 min read
Xi Jinping
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Beijing – Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa sheegay in Beijing ay ixtiraamayso xaqa Iran u leedahay isticmaalka tamarta nukliyeerka si nabadeed, isla markaana Shiinuhu si buuxda u taageerayo difaaca madax-bannaanida iyo karaamada qaranka Iran. Hadalkan ayuu Xi ka sheegay kulan uu magaalada Beijing kula yeeshay madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian.

Xi Jinping ayaa carrabka ku adkeeyay in Shiinaha uu qadarinayo ballan-qaadka Iran ee ah inaysan horumarin doonin hubka nukliyeerka ee halista ah. Wuxuu tilmaamay in xiriirka labada dal uu soo maray xilliyo adag, balse sanadihii u dambeeyay uu si joogto ah u kobcayay, isagoo sheegay in iskaashiga Beijing iyo Tehran uu ku dhisan yahay kalsooni iyo ixtiraam labada dhinac ah.

Madaxweynaha Shiinaha ayaa intaas ku daray in dalkiisu sii wadi doono taageerada xalka nabadeed ee ku saabsan arrinta nukliyeerka Iran, isla markaana uu garab istaagi doono dadaallada lagu gaadhayo nabad waarta oo ka hanaqaadda Bariga Dhexe.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Villa Somalia oo benisay in Uganda ay dhex dhexadin doonto dowladda iyo mucaradka

Villa Somalia oo benisay in Uganda ay dhex dhexadin doonto dowladda iyo mucaradka

4 hours ago
sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga

sababta Fiqi loogu bedelay Sadaq Joon xilka Wasiirka Gashandhigga

5 hours ago
NATO oo ka digtay khataraha hubka nukliyeerka ee hawada sare kadib talaba uu Ruushku qaaday

NATO oo ka digtay khataraha hubka nukliyeerka ee hawada sare kadib talaba uu Ruushku qaaday

6 hours ago
Somaliya oo sheegtay inay qoraneysa ciidamo cusub

Somaliya oo sheegtay inay qoraneysa ciidamo cusub

1 day ago
FBI Mareykanka oo la sheegay inay la kulmeen weerar internet

FBI Mareykanka oo la sheegay inay la kulmeen weerar internet

1 day ago
Mid ka mid ah wasiradii uu magacabay Liiban Shuluq oo iska casilay xilka

Mid ka mid ah wasiradii uu magacabay Liiban Shuluq oo iska casilay xilka

1 day ago
Xasan Sheekh oo la sheegay inuu ubaxay Uganda xilli wadahadalladii mucaradka fashilmeen

Xasan Sheekh oo la sheegay inuu ubaxay Uganda xilli wadahadalladii mucaradka fashilmeen

1 day ago
Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, oo geeriyooday

Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii ugu horreeyay ee Hirshabeelle, oo geeriyooday

1 day ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.