• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Danjire Cabdixakiin Camay oo ku tilmaamay doorashada Firdhiye prank siyaasadeed?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Danjire Cabdixakiin Camay
Share

Laascaanood – Danjire Cabdixakiin Camay, oo hore u soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ayaa si kulul uga hadlay doorashadii dhowaan lagu doortay hoggaanka cusub ee maamulka Waqooyi Bari.

Camay ayaa sheegay in Firdhiye aysan dooran beesha Dhulbahante ee uu matalo, balse ay doorteen Warsangeli oo uu ku eedeeyay in badankood ay soo doonteen lacag ay ku doonayaan inay ku tahriibaan.

Wuxuu intaas ku daray in Madaxweyne Firdhiye iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa Abwaan aysan si dhab ah u wada shaqayn doonin, isagoo tilmaamay in arrintaasi u muuqato “prank” siyaasadeed.

Sidoo kale, Camay ayaa ku adkeystay in beesha Warsangeli aysan mar dambe heli doonin fursad kale oo hoggaamineed ama xil sare, isagoo hadalkiisa ku muujiyay dhaliil iyo niyad-jab ku wajahan qaabka loo maray doorashada hoggaanka cusub ee Waqooyi Bari.

Hadallada Danjiraha ayaa kusoo beegmaya xilli hoggaanka cusub ee Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa Abwaan ay weli ku jiraan marxalad adag oo lagu dhisayo hay’adaha maamulka, halka siyaasiyiin iyo madax kale ay si kala duwan uga falcelinayaan habkii doorashada loo qabtay. Hoss ka daawo Daljir Media

 


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.