• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Xildhibaan Gobsan. Difaaca Somaliland waa waajib sida shanta salaadood.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Xildhibaanad Gobsan
Share

Xildhibaanad Gobsan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in difaaca Somaliland uu u yahay waajib la mid ah waajibaadka shanta salaadood ee faralka ah. Hadalkan ayey ku sheegtay kulan looga hadlayay arrimaha amniga iyo ilaalinta dhulka Somaliland.

xildhibaanada ayaa tiri. Somaliland difaaceedu wuxuu waajib iigu yahay sida shanta salaadood waajib iigu tahay iyadaan kursiga ugu fadhiyaa; haddii aanan miiska joogin wax midnimo la yidhaahdo ma jirto. video dawo

Hadalkaan Xildhibaanad Gobsan ayaa waxa kadhashey hadal heyn aad utiro badan dhanka social media- Maxamed Jamac ayaa qoray Caloosheeda U Shaqaysato GOBSAN Eedo Dawlada Somaliland Difaac kaagama Baahna Hadii Aad Difaacayso Magaceeda Kumaad doonateen Irsiq.-Aboo Alshabab iyo Mooryaana Lamaad Hoos Gasheen Maantana Mabba Joogto Halkay Shalay Joogtay oo (white house) Aqalka Cad ee bay Ku Casuuman Tahay

qof ay u qorantahay Boqorka Muqdisho ayaa qoray Somali Qofkasta qabiilkiisa ayuu difaaca u dagaalama una doodaa naagtana qabiilkeeda iyo Somaliland in ay difaacdo way ku saxan tahay waxba Kuma jabka xaquuqda reer waqooyi ayee wax ku heshaa xildhibaana ku tahay

Mohamed Amiin ayaa qoray yidhi Somaliya waxay maanta leedahay 3 jiil waa jiilkii dhibka keenay waxay u dhaxeeyan inta ka nool 70 ilaa 80 jir waa jiilkii dalka Kala qaybiyay jabhaddo qabyaalad ku dhisan sameystay oo dalka ku burburiyay.

Jiil ka labaad waa mid xanaaqsan(Cadhaysan) waxayna u dhaxeeyan 50 jir ilaa 60 iyagoo hanaqaaday qaarkood waxbartay buu dalku ku burburay uqdad badan bay qabaan waana jiilkii qeybtood hubka qaatay dalkana gubay godob Iyo dulmi badan galay, qabyaaladday aad u yaqaanan waana jiil ka maanta dowladnimada aan ka sugayno.

Jiil ka 3aad da’doodu wuxuu u dhaxeeyaa 40 jir ilaa kuwa maanta dhashay waa jiil jahwareersan wadanka aan rajo badan ka laheyn waa jiil yaaban qaar qurbaha ku nool oo luuqaddii Iyo dhaqankii ka tagay kuwa dalkii ku noolna nolol tayo xun ku haystaan. Jiilkee ka mid tahay?

Maxay kula tahay adiga hadalkan Xildhibaanad Gobsan?


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.