• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegatay Lahaanshiyaha Markabka Sea World, Digniinna U Dirtay Puntland

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Markabka sea world
Share

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u sheegatay lahaanshiyaha markabka Sea World iyo shixnadda saaran, iyadoo digniin culus u dirtay maamulka Puntland oo gacanta ku haya markabkaas tan iyo marki lagu qabtay meel u dhow xeebaha gobolka Bari.

Goordhow ayay dowladda Soomaaliya sheegtay inay markabku yahay mid sharciyeysan oo ay leedahay dowladda dhexe, isla markaana aysan oggolaan doonin in si gaar ah loogu hayo ama loogu xannibo.

Qoraalka dowladda ayaa sidoo kale martay in haddii aan si nabad ah oo dhaqse ah lagu sii deyn, la qaadi doono tallaabooyin amni oo degdeg ah si markabka loo fasaxo.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Puntland ay horey u sheegtay in markabku siday hub sharci darro ah, taasoo dhalisay muran siyaasadeed iyo mid sharciyeed oo u dhexeeya labada dhinac. Waxaa laga cabsi qabaa in xiisadda ay kasii darto haddii aan xal laga gaarin sida degdega ah.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.