MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu ka cabsi qabo in dad Soomaali ah oo ka mid ah bulshada ay “Shayaadiin” noqdaan oo ay dalkooda burburiyaan.
“Waxaan aad uga cabsanayaa in qaar inaga mid ahi Shayaadiin nagu noqdaan. Dalkaan waa in Sheydaanka laga naaraa,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu mar uu hadlayay maanta.
Hadalkan ayaa imaanaya xilli uu dalka wajahayo dhibaatooyin amni iyo khilaafaad siyaasadeed oo soo kordhaya. Hoor ka daawo