• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 1 min read
Puntland oo gacanta ku dhigtay markab hub siday.
Share

BAREEDA — Markab siday hub iyo gaadiid dagaal ayaa waxaa manta gacanta ku dhigay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Puntland ee PMPF, sida ay xaqiijisay wararka24.

Markabkan ayaa lagu hayaa xeebaha Bareeda ee gobolka Raascasayr, waxaana saaran ugu yaraan 50 gaari oo nooca beebaha ah iyo hub kale oo aad utiro badan.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in markabka laga leeyahay dalka Turkiga, islamarkaana uu hub u siday Dowladda Federaalka Soomaaliya. Maamulka Puntland ayaan weli war rasmi ah uga hadlin arrinta markabka ay qabteen iyo sababta.

Sidokale dowladda federaalka iyo tan Turkiga labadaba kama aysan hadlin markabkan la qabtay, iyo sida lagu xalindoona.

Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland ayaan laheyn wada shaqeyn labada dhinac ah, mudadi lasoo dhaafay ayagoo dowr jeer ku eedeeyay Muqdisho inay wado awood isku koob oo anay ogoleyn wada shaqeyn dalka oo dhan ah.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.