MUQDISHO — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku sugan dalka Turkiga, sida ay xaqiijiyeen ilo rasmi ah. Wararka la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu dano gaar ah u joogo mid kamid ah magaalooyinka dalkaas.
Madaxweynaha ayaa safar rasmi ah ugu baxay Turkiga maalmihii lasoo dhaafay, balse ilaa hadda si faahfaahsan looma shaacin ajandaha safarkiisa ama muddada uu halkaas joogi doono.
Ilo-wareedyo ayaa sheegay in uu Madaxweynaha uu waqti la qaadanaya Qosykiisa dagan gudaha dalka Turkiga