• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Muqdisho manta dhacdo cajiib ah oo dhiiragalin mudan.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Muqdisho
Share

Muqdisho waxaa manta wilal bajaajle yaal ah ay si kadis ah uduubeen arin viral noqotay oo hadal hayb badan keentay, dhacdadaan cajiib ah oo dhiiragalin mudan.

Wiil somaliyeed ma cada waxa ay isku yihiin gabadha, inay xaaskisa ama walaashis tahay iyo in kale, meel wado ah ayuu kabaha ugu xiraa halkan ka daawo

arintaan aya keentay hadal hayn aad ubadan dad badan ayaa ka faalooday oo commentiya ka bixiye. dadka qaar ee lka hadlay

Miski Biixi Wax cajiib ah ma arko,Waxaan arkaa qof qiimaha dumarka garanaya,May be inuu u dhib yareenayo ama uu is leeyahay suuqaas yaysan foorarsan,Dhacdooyinka qaabka daran ee baraha bulshadu waxay sababeen in masuuliyaddii iyo ragannimadii ninka laga rabay la moodo wax aan caadi ahayn ama wax dheeraada oo uu u sameeyay qof dumar ah oo uu masuul ka yahay,walashii ama xaaskiisaba ha ahaatee.

Ahmed Kafi Omar Dhacdo cajiib lama dhihi karo, waayo waa xaalad iska caadi eh, laga yaabe Waalidkiisa iney tahay, walaashiisa ama xaaskiisa, daruufo ay u xeran karin gabadha iney jirto macquul, kan duubay ama duubtay shaqo kale magaalada wey taalaa raadinteeda badiya fadlan Adigana wax yaabaha cajiibka eh kala baro.

Abdikadir Garmaqate Sharaf iyo karaamo hablaha mudan yihiin waayo intaa qof ah inay ku hor foorarsato wax dhici karo ma ahyn


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

4 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.