• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Ciyaaraha

DAAWO: Nin Beeniyay Warbixinta Booliska Qaabka uu udhacay Shilka Diogo Jota

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Nin Markhaati Diogo Jota
Share

ZAMORA — Nin Markhaati goob-jooge ah ayaa beeniyay warbixinta booliska ee ku saabsan qaabka uu shilka ugu dhacay ciyaaryahanka Liverpool Diogo Jota iyo walalkis Andre.

Diogo Jota iyo walaalkiis ayaa ku geeriyooday shil baabuur ah oo ka dhacay Spain. Shilka ayaa dhacay habeenimo wadada A-52 ee magaalada Zamora.

Booliska Spain ayaa sheegay in Jota uu wadayay baabuurka. Waxayna tilmaameen in uu aad uwaday gaariga taas oo keentay shilka .

Hase yeeshee Jose Azevedo oo ahaa darawalla gaari weyn ayaa beeniyay sheegashada booliska. “Waxaan hubaa inaysan gaariga xoog uwadin. Way i soo dhaafeen si deggan,” ayuu yiri.

Azevedo ayaa sheegay inuu sawir-ka qaadayay dhacdada. Wuxuu isku dayay inuu ka caawiyo laakiin waxba kama qaban karin ayuu yidhi. baaritaanka ayaa weli socda. Diogo Jota ayaa dhintay isago guursay kaliyah laba toddobaad ka hor xaas kiisa u haysa 3 cunug. inta kadaawo Video Joze azevedo


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.