• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Musharaxiinta Madaxweynaha SSC-Khatumo iyo Warbixintii ugu danbeysay.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
SSC-Khatumo
Share

LAASCAANOOD — Saddexdi musharaxa ee ugu caansan tartanka madaxweynaha SSC-Khatumo ayaa goordhow si wadajir ah warbaahinta ula hadli doona. Kulanka ayaa la filayaa inuu ka dhacdo xarunta warbaahinta gobolka.

Musharaxiinta ka qaybgalaya ayaa ah Cabdirisaaq Khaliif, Bashiir Xaaji Cali iyo Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine. Saddexduba waxay ka mid yihiin musharaxiinta ugu codadka badan ee tartanka.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in shirka warbaahinta ay manta qaban doonan uu ku saabsan yahay barnaamijyadooda siyaasadeed ee musharaxiinta. Waxaa sidoo kale la filayaa inay ka hadlaan Qaabka doorashada soo socota.

Kulanka ayaa yimid xilli doorashada madaxweynaha SSC-Khatumo ay aad usoo dhawaatay. Golaha deegaanka ayaa jadwalka u qorsheeyay isla bishan soo socota.

Musharaxiinta ayaa muddooyinkii dambe kulamo gaar gaar ah la yeeshay beelaha kala duwan ee SSC-Khatumo. Waxay soo bandhigeen barnaamijyadooda siyaasadeed.

Dadweynaha ayaa si weyn u sugaya waxa ay musharaxiintu ka odhan doonaan arrimaha muhiimka ah sida amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo dhismaha dawladnimada.

Shirka warbaahinta ayaa fursad u noqon doona dadweynaha inay si toos ah u dhageystaan qorshayaasha musharaxiinta.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.