• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

RW Xamze Cabdi Kooxda AS waxay ku laabteen meelo badan oo horay looga saaray ka dib?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Xamze Cabdi
Share

MUQDISHO — Raisul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa ka dhawaajiyay inay Kooxda AS kusoo laabteen meelo horay looga saaray ka dib markii ay xukuumadiisu ku mashquushay isfahamkii udhaxeeyey dowlada Itoobiya iyo maamulka Somaliland,

kaas oo itoobiya marki danbe isaga baxday kadib marki ay cadaadis weyn kala kulantay, Dowlada faderaalka xukuumada RW Xamze Cabdi iyo beesha caalamka,

Wararka ka imaanaya gobolada dhexe ayaa xaqiijinaya in Al-Shabaab ay dib u qabsadeen tuulooyin ka tirsan gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka baxeen meelo dhowr ah.

Khubarada ammaanka ayaa sheegaya in mashquulka xukuumadda ee arrimaha dibadda uu fursad siiyay kooxda argagixisada AS Waxayna tilmaameen in khilaafka Itoobiya uu qalqal geliyay dadaalka nabadaynta dalka iyo gobalka

Wasaaradda Difaaca DF ayaa si diiday in ay jiraan Wararka sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay guul weyn gaadhay Ciidanka xoga dalka. Waxay ayna sheegeen in ay wadaan qorshe cusub oo lagu soo celinayo meelahaas.

Isfahamka Itoobiya iyo Somaliland ayaa xiisad weyn ka dhex abuuray dowladda federaalka. Xamze ayaa dhowr jeer ku eedeeyay Itoobiya inay xadgudub ku hayso madax-banaanida Dowlda Soomaaliya.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.