• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Daawo: Ra’iisul Wasaare Xamse oo Diiday Doorasho Dadban

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Daawo: Ra’iisul Wasaare Xamse oo Diiday Doorasho Dadban
Share

MUQDISHO — Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya aysan dib ugu laaban doonin doorashooyinkii dadban.

Xamse wuxuu tilmaamay in doorasho dadban aysan suurtagal ka noqon doonin dhinacooda. Wuxuu xusay doorashadii 2022 oo ahayd tii ugu dambeysay ee noocaas ah.

“Hal xabbo waa adagtahay laakiin jidkaas aan qaadayno kaalay jeex igu horsoco,” ayuu yiri Xamse.

Ra’iisul wasaaruhu wuxuu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ku wada raacsan yihiin in laga guuro doorashada dadban.

“Doorasho dadban ha laga guuro. Nolosha dadban oo dhan ayaan ka guuraynaa waxaanna u guuraynaa barwaaqo,” ayuu hadalkiisa sii watay.

Xamse wuxuu muujiyay go’aan adag oo ah in dalka uu u gudbayo doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah..


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.