• About Us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, August 24, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Dowladda Pakistan oo Trump u Magacaabay Hogamiya nabada Nobel 2026.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Dowladda Pakistan
Share

ISLAMABAD — Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay Trump u magacaabayso abaalmarinta nabadda ee Nobel 2026.

Go’aankan ayaa yimid laba maalmood kadib markii Trump uu la kulmay taliyaha ciidanka Pakistan Asim Munir. Kulanka ayaa ka dhacay Aqalka Cad Arbacadii.

Pakistan waxay sheegtay in Trump uu ka hortagay dagaal weyn oo India iyo Pakistan dhexmaray May 2025. Dagaalku wuxuu socday afar maalmood kadib weerar argagixiso ka dhacay Kashmir.

“Trump wuxuu muujiyay hoggaamin muhiim ah oo waxa uu ka hortagay dagaal gobolka,” ayay qortay dowladda Pakistan barteeda X (Twitter).

Government of Pakistan Recommends President Donald J. Trump for 2026 Nobel Peace Prize

The Government of Pakistan has decided to formally recommend President Donald J. Trump for the 2026 Nobel Peace Prize, in recognition of his decisive diplomatic intervention and pivotal…

— Government of Pakistan (@GovtofPakistan) June 20, 2025

Waqtiga Dowladda Pakistan ay abaalmarintan u magacaabayso Trump, ayaa waxaa socda dagaaka u dhaxeeya Israel iyo Iran. Trump wuxuu taageeray duqaymaha Israel ee Iran.

Trump wuxuu sheegay inuu go’aan ka gaari doono laba toddobaad ee soo socda gudahood haddii uu ka qayb qaadanaayo duqaymaha Iran iyo inkale. “Waxaa jira fursad wada hadal oo lala yeelanaayo Iran,” ayuu yiri Trump.

Safiirka Pakistan ee UN ayaa sheegay inay rajeynayaan in madaxweyne Trump inuu xal nabadeed ka gaaro khilaafka Israel iyo Iran. “Trump waa nabadeeye,” ayay tiri safaaradda.

Iran iyo Pakistan waxay leeyihiin xiriir adag. Labada dal ayaa ah jamhuuriyado Islaam ah. Iran waa Shiico halka Pakistan ay tahay Sunni.

Dowladda Pakistan ayaa la tuhmaa inay ka caawisay Iran barnaamijka nukliyeerka.

Abdul Qadeer Khan oo dhintay 2021 ayaa qirtay inuu teknolojiyada nukliyeerka siiyay Iran.

January 2024 ayaa xiisad dhexmartay labada dal. Iran ayaa gantaalo ku dhuftay Pakistan kadib weerarkii ISIS. Pakistan ayaa jawaab celisay.

Pakistan waxay mar walba cambaaraynaysaa Israel. Ma jirto xiriir diblomaasiyad oo u dhexeeya Pakistan iyo Israel. Pakistan waa dalka kaliya ee Muslimiinta ah ee leh hub nukliyeer.

Trump wuxuu isku dayay inuu xiriir wanaagsan la yeesho India iyo Pakistan. Wuxuu la kulmay Modi saddex jeer. Vance ayaa booqanayay India markii weerarkii bishi shanaad ee May dhacay.

Trump wuxuu Jimcaha ka hadlay fursadaha ganacsi ee India iyo Pakistan. “Waxaan la samaynaa heshiisyo ganacsi labada dal,” ayuu yiri.


Share
Tags: Dowladda Pakistanmareekankawararka caalamkawararka manta
Previous Post

Daawo: Muuqaal Cusub oo ka Soo Baxay Duqeyntii Aadan Yabaal.

Next Post

Kulanka Xasan Sheekh iyo Mucaaradka: maxa la-filaya manta

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Frank Caprio

Frank Caprio Garsoorihii ugu Naxariista Badnaa Maraykanka, oo ku Geeriyooday 88 Jir

by Abdirahman Dahir
August 21, 2025

Frank Caprio, garsoorihii Maraykanka ee caan ku ahaa dulqaadka iyo naxariista uu umuujin jiray dadka maxkamadiisa yimaada, ayaa...

Madaxweyne Trump

Madaxweyne Trump oo ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka ukraine.

by Yasmin Jamal
August 19, 2025

Madaxweyne Trump ayaa ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka kadib markii la waydiiyey su'aalo ku...

Hoggaamiyeyaasha Yurub

Yurub oo aad ugu cabsi qabto, kulanka trump iyo putin. Maxaa cusub?

by Abdirahman Dahir
August 13, 2025

Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa aad ugu cabsi qabo shirka u dhexeeya Madaxweynaha mareekanka Trump iyo dhigiisa dalka rushka Putin...

61 qof

Deg Deg: 61 Qof oo ku dhintay dab ka kacay suuq ku yaalla Ciraaq

by Yasmin Jamal
July 17, 2025

BAGHDAD — Ugu yaraan 61 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii dab xoogan...

nato

NATO oo diyaar u ah qorshe cusub oo ad ugu careysiindona rushka?

by Yasmin Jamal
July 14, 2025

BRUSSELS — Dalal ka tirsan NATO iyo Mareykanka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay Ukraine siiyaan gantaallada...

Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.

Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.

by Yasmin Jamal
July 11, 2025

ANKARA — Kooxda Kurdiyiin (Kurdistan Workers' Party) (PKK) ayaa maanta ku dhawaaqday joojinta dagaalka ay 40 sano kula...

Next Post
Xasan Sheekh

Kulanka Xasan Sheekh iyo Mucaaradka: maxa la-filaya manta

Abiy Ahmed

Abiy Ahmed oo ku Dhex Jira Dhibaato Cusub Kadib Heshiiskii Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka Qeybgalay Shir Degdeg ah Istanbul + Sababta?

Recommended

Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

5 months ago
tarxiilay Jarmalka

Soomaali laga soo tarxiilay Jarmalka oo manta soo gaaray Muqdisho

1 month ago
Ciidanka Puntland

DEGDEG: Ciidanka Puntland OO Xarun kale oo muhiim ah manta kala wareegtay Daac1sh

6 months ago
Donald Trump

DEGDEG: Donald Trump OO markale Ka Careeysiiyey YURUB, Goaan kale ee Manta Soobaxay+ kulanka congreeska dhalkaas ee manta

6 months ago
Al-Shabaab

Faahfaahin: Shabaab oo ku dhamaaday qarax ay sameynayeen, Deegaanka Laba Garas

6 months ago
Muuqaal Cusub

Daawo: Muuqaal Cusub oo ka Soo Baxay Duqeyntii Aadan Yabaal.

2 months ago
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan ciri

Madaxweynaha Somaliland oo Kulamo ka Wado Dubai

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.