• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Puntland oo shegtay in somali laga aamin-baxay.

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Puntland
Share

GAROWE — Maxamuud Caydiid Dirir oo ah wasiirka warfaafinta Puntland ayaa xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe.

Caydiid wuxuu sheegay in dowladaha reer galbeedka ay su’aalo ka qabaan Villa Somalia. “Maalin kasta waxay ka hadlayaan isbeddelka siyaasadda, ” ayuu yiri wasiirka.

Taasi ayaa u muuqata marki uu madaxweynaha malin dhow xilka ka qaaday, hogaanki hore ee NISA Sanbaloolshe isago u magacaabay Markale mahad Salaad in uu noqda hogaanka NISA.

Dowlada ayaa dhowr jeer sameysay is-badalo wakhti kooban, waxaa dhowr jeer laisku badalay wasiiro, iyagoo wakhti kooban xilka joogay, taasi ayaa keentay walaaca beesha caalamka sida uu sheegay wasiir Dirir.

Dhanka kale, wasiirka ayaa tilmaamay in Puntland ay xiriir wanaagsan la leedahay Mareykanka iyo Ingiriiska. Wuxuu xusay iskaashiga amniga uu kala dhexeeya.

“Ciidamada Mareykanka ayaa taageero siiya ciidamada Puntland ee dagaalka Daacish,” ayuu hadalkiisa raaciyay Caydiid.

Wasiirka ayaa sheegay in diyaaradaha Mareykanka ay raashin u geeyeen ciidamada ku sugan buuraha. Arrintani waxay muujinaysaa iskaashiga jira.

Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmay xilli dowladda federaalka ay doonayso inay xoojiso xiriirka dibadda. Muqdisho ayaa dadaal u gashay sidii ay ula macaamilaan dalalka caalamka.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.