• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Kenya oo Ku Dhawaaqday Isbeddel Cusub oo Degdeg ah, + sababta?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Kenya
Share

NAIROBI — Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Kipchumba Murkomen ayaa ku dhawaaqay isbeddello cusub oo lagu samaynayo dhammaan saldhigyada booliiska dalka.

Isbeddelada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in kamaradaha CCTV lagu rakibo 1,209 saldhig oo booliis ah muddo laba sano gudahood guud ahaan dalka kenya. Sarkaalada saldhigyada ayaa mas’uul ka noqon doona ilaalinta iyo kawarqabka kamerooyinka.

Murkomen wuxuu sheegay inuu baarlamaanka kenya u soo gudbin doono sharci cusub. Sharciga cusub wuxuu dembi ka dhigayaa qofka tirtira ama wax yeela kamaradaha CCTV. Sarkaalka saldhiggu waa inuu ka warbixiya hadii hal saac kali ah kameradu shaqada joojiso.

Dhammaan saldhigyada ayaa lagu faray inay buugaagta dhacdooyinka ka dhigaan kuwo dijital ah. Tani waxay ka hortagaysaa in qof beddelo ama tirtiro warbixinta dhacdooyinka.

Wasiirku wuxuu amray in booliiska oo dhan ay qaataan tababar cusub. Sanad kasta waa inay qaataan tababar joogto ah si loo soo celiyo xirfadnimada iyo nidaamka booslika.

Booliiska ayaa sidoo kale la doonayaa inay la shaqeeyaan bulshada. Ujeedadu waa in la wanaajiiyo xiriirka ka dhexeeya booliiska iyo dadka ay u adeegaan.

Baaritaan joogto ah ayaa lagu samayn doonaa saldhigyada si loo hubiyo sida booliiska ay u shaqeynayaan. Hay’ado madaxbannaan ayaa samayn doona baaritaankan.

Isbeddelada cusub ayaa timid kadib dilka Albert Ojwang oo ku dhintay xabsiga booliiska. IPOA waxay sheegtay in muuqaalka CCTV uu maqan yahay saldhigga Central Police Station.

Warbixinta isbitaalka Mbagathi ayaa muujisay in Ojwang uu meyd ahaa markii la keenay. Booliiska ayaa sheegay inuu madaxa ku dhuftay derbiga xabsiga.

Murkomen wuxuu sheegay in la hirgelin doono isbeddelada cusub si degdeg ah.


Share

Recommended

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

Kenya oo qorsheynaysa inay kordhiso ciidamada ka jooga xadka Soomaaliya iyo sababta

2 months ago
IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday sii wadista wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya

5 months ago
Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

Dagaal khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhaba

6 months ago
Hirshabelle

DF Ayaa furimaha Hirshabelle Udirtay ciidamo Ay kaso qaaday Kismaayo?

2 years ago
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay wafdi sare oo ka socday Imaaraadka Carabta

2 years ago
NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

NISA oo sheegtay dilka horjooge iyo 28 xubnood oo Al-Shabaab ah

4 months ago
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

6 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.