• About Us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, August 24, 2025
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mareykanka, Baadigoob Ballaaran oo ka Socda Minnesota

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mareykanka
Share

Mareykanka

MINNEAPOLIS — Ciidamada Mareykanka ayaa raadinaya Vance Luther Boelter oo 57 jir ah kaasoo lagu tuhmayo dilka xildhibaan ka tirsan Minnesota iyo dhaawaca senator kale.

Boelter ayaa dilay Melissa Hortman oo ahayd afhayeenka hore ee golaha Minnesota iyo ninkeeda Mark. Wuxuu sidoo kale toogtay Senator John Hoffman iyo xaaskiisa.

Weerarrada ayaa dhacay Sabtidii subaxnimo. Boelter ayaa xirnaa dhar u eg kan booliiska. Wuxuu watay gaadhi u eg nooca booliiska..

Ciidamada ayaa gaadhiga ka helay warqad ay ku qoran yihiin magacyada siyaasiyiin kale. Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa ka mid ahayd magacyadaas. Barasaabka gobolka Minnesota Tim Walz ayaa sidoo kale ku jiray liiska.

FBI ayaa soo saartay abaal marin $50,000 ciddii keenta macluumaad taasoo keeni karta in la qabto Boelter. Waxaa la rumaysan yahay inuu weli ku sugan yahay Minneapolis.

The FBI offers a reward of up to $50,000 for info leading to the arrest and conviction of Vance L. Boelter, suspected of shooting two Minnesota lawmakers and their spouses at their residences on June 14, 2025: https://t.co/XjawGOt5lq pic.twitter.com/tZ9RE97OHk

— FBI Most Wanted (@FBIMostWanted) June 14, 2025

Drew Evans oo ka tirsan maamulka Minnesota ayaa sheegay in Boelter uu hubaysan yahay oo khatar yahay. Wuxuu dadka uga digay inaysan u dhowaan haddii ay arkaan.

Kumanaan ciidan ayaa ku hawlan baadigoobka. Ciidamada maxaliga ah, gobolka iyo FBI ayaa wada shaqaynaya. Dadka ayaa laga codsaday inay soo sheegaan wixii macluumaad ah oo ay haystaan.

Brooklyn Park oo ah halka uu ka dhacay dilka ayaa weli ku jirtaa xaalad deg deg ah. Champlin oo ah halka uu ka dhacay weerarka labaad ayaa sidoo kale la ilaalinayaa.


Share
Tags: Mareykankawararka caalamkawararka mantaWararka24
Previous Post

Minnesota: Xildhibaan Mareykanka ah oo la Dilay, Halka senator kalena lagu dhawacay.

Next Post

Kenya oo Ku Dhawaaqday Isbeddel Cusub oo Degdeg ah, + sababta?

Yasmin Jamal

Yasmin Jamal

Yasmiin waa qoraa si joogto ah Wararka24 uga qora wararka deg-dega ah ee marka tagan guud ahaan Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo caalamka.

Related Posts

Frank Caprio

Frank Caprio Garsoorihii ugu Naxariista Badnaa Maraykanka, oo ku Geeriyooday 88 Jir

by Abdirahman Dahir
August 21, 2025

Frank Caprio, garsoorihii Maraykanka ee caan ku ahaa dulqaadka iyo naxariista uu umuujin jiray dadka maxkamadiisa yimaada, ayaa...

Madaxweyne Trump

Madaxweyne Trump oo ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka ukraine.

by Yasmin Jamal
August 19, 2025

Madaxweyne Trump ayaa ka hadlay wakhtiga uu dhamaanayo dagaalka Ukraine iyo Ruushka kadib markii la waydiiyey su'aalo ku...

Hoggaamiyeyaasha Yurub

Yurub oo aad ugu cabsi qabto, kulanka trump iyo putin. Maxaa cusub?

by Abdirahman Dahir
August 13, 2025

Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa aad ugu cabsi qabo shirka u dhexeeya Madaxweynaha mareekanka Trump iyo dhigiisa dalka rushka Putin...

61 qof

Deg Deg: 61 Qof oo ku dhintay dab ka kacay suuq ku yaalla Ciraaq

by Yasmin Jamal
July 17, 2025

BAGHDAD — Ugu yaraan 61 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii dab xoogan...

nato

NATO oo diyaar u ah qorshe cusub oo ad ugu careysiindona rushka?

by Yasmin Jamal
July 14, 2025

BRUSSELS — Dalal ka tirsan NATO iyo Mareykanka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay Ukraine siiyaan gantaallada...

Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.

Kurdiyiin oo Manta Hubka Dhigay 40 Sano Kadib.

by Yasmin Jamal
July 11, 2025

ANKARA — Kooxda Kurdiyiin (Kurdistan Workers' Party) (PKK) ayaa maanta ku dhawaaqday joojinta dagaalka ay 40 sano kula...

Next Post
Kenya

Kenya oo Ku Dhawaaqday Isbeddel Cusub oo Degdeg ah, + sababta?

War degdeg ah: Eliud Lagat oo Is-casilay, kadib dilki ojwang.

War degdeg ah: Eliud Lagat oo Is-casilay, kadib dilki ojwang.

Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.

Puntland oo heshay malayiin dollars oo ay daacish ledahay aya shirkado somali ah la-marsiiyey.

Recommended

Donald Trump

DEGDEG: Donald Trump OO markale Ka Careeysiiyey YURUB, Goaan kale ee Manta Soobaxay+ kulanka congreeska dhalkaas ee manta

6 months ago
Dowladda Pakistan

Dowladda Pakistan oo Trump u Magacaabay Hogamiya nabada Nobel 2026.

2 months ago
Ciidamada Israel

Ciidamada Israel oo Maanta ka Baxaya Netzarim, Gaza

7 months ago
kenya iyo ethopia

Xiisad kadhalatay xaduuda kenya iyo ethopia, 22 qof oo kenyan ah ayaa la la’yahay?

6 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 month ago
Manta Paris Boorsada Jane Birkin oo $10.1 Milyan Lagu iibsaday?

Manta Paris Boorsada Jane Birkin oo $10.1 Milyan Lagu iibsaday?

1 month ago
Biixi

Wasiir Biixi Oo Helay Abaalmarinta Wasiirka Maaliyadda Ugu Wanaagsan Africa + SAWIRO

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.