• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Tuesday, September 29, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Aaska Jeneral Morgan oo Dib u Dhacay Khilaaf jiro Awgeed

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
General Morgan
Share

General Morgan

Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ahaa wasiirkii u dambeeyay ee difaaca Soomaaliya, ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Kenya 28-kii May. Wuxuu jiray 76 sano.

Maydka marxuumka ayaa weli ku jira meel, kadib markii ehelladiisa isku khilaafeen goobta lagu aasayo.

Carruurtiisa iyo xaaskiisa ayaa doonaya in lagu aaso dalka Cumaan oo ay ku nool yihiin. Maamulka Puntland ayaa se doonaya in lagu aaso dhulkooda.

General Morgan wuxuu u shaqeynayay madaxweynaha Puntland saciid deni isagoo la taliye dhinaca amniga u ahaa intiu uu noolaa.

Wuxuu dareemay xanuun caloosha ah markuu booqanayay Boosaaso, kadibna waxaa loo qaaday Nairobi si daaweyn loogu sameeyo.

Siyaad Cali Jaamac oo ah siyaasi reer Puntland ah oo qoyska ka tirsan ayaa dhaleeceeyay khilaafka jira.

Wuxuu su’aal ka keenay sababta qoysku uga soo horjeedo in marxuumka lagu aaso dalkiisa, waa tii madaxweyne Siyaad Barre lagu aasay meeshii uu ku dhashay kadib markii uu dibadda ku dhintay.


Share

Recommended

Xog cusub oo ka soo baxday xaaladda caafimaad ee Maxamed Bin Zayed

Xog cusub oo ka soo baxday xaaladda caafimaad ee Maxamed Bin Zayed

7 months ago
Eritrea oo soo dhaweysay tallaabada Mareykanka uu  kaga qaaday cunaqabateynta

Eritrea oo soo dhaweysay tallaabada Mareykanka uu  kaga qaaday cunaqabateynta

1 week ago
Mareykanka iyo Iiraan oo manta kala saxiixanaya heshiis taariikhi ah

Mareykanka iyo Iiraan oo manta kala saxiixanaya heshiis taariikhi ah

4 months ago
Xisbiga Liberal-ka Australia oo iska fogeeyay qorshe sir ah oo lagu adkeynayo fiisooyinka Soomaalida

Xisbiga Liberal-ka Australia oo iska fogeeyay qorshe sir ah oo lagu adkeynayo fiisooyinka Soomaalida

7 months ago
Xamsa Cabdi Barre oo magacaabay wasiirka cusub ee warfaafinta

Xamsa Cabdi Barre oo magacaabay wasiirka cusub ee warfaafinta

5 months ago
Shiinaha oo kordhinaya taageerada amniga Soomaaliya kadib kulan Muqdisho

Shiinaha oo kordhinaya taageerada amniga Soomaaliya kadib kulan Muqdisho

5 months ago
Shan qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Miami

Shan qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Miami

3 weeks ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.