• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Maamul-goboleedka Puntland OO Markale ka horyimid qorshe Culus oo ay DF wadato + sababta?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Puntland
Share

Puntland

Garoowe, Puntland – Maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta si adag uga horyimid qorshe cusub oo ay Dowladda Federaalka waddato kaasoo la xiriira arrimaha bini’aadantinimada.

Wasaarada gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland oo shaacisay warsaxaafadeed ayaa sheegtay in arintaan ay wax weyn udhimeyso awoodaha dastuuriga ah ee Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah DF,

Gaar ahaan howlaha gargaarka dowlada oo lagu xiray qaadashada kaarka ay bixiso Hay’adda Qaran ee NIRA ee DFS ku dooneyso inay kumideeyso dadka soomaliyeed Guud ahaan Dalka oo dhan, Warsixaafadeedka Maamulka ayaa u dhigna..

Dowladda Puntland ee Soomaaliya waxay ka muujinaysaa walaac weyn oo ku saabsan wada-hadalladii dhawaan dhexmaray Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) iyo Hay’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA), kuwaasoo ku saabsan soo jeedin ah in la mideeyo diiwaangelinta dadka barakacayaasha ah (IDPs) isla markaana lagu daro nidaamyo diiwaangelin oo heer federal ah.

Soo-jeedimahan waxay si toos ah uga hor imaanayaan awoodaha dastuuriga ah ee Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka (FMS), kuwaasoo si cad masuul uga ah diiwaangelinta iyo maaraynta dadka ku sugan dhulkooda. Isku day kasta oo lagu baabi’inayo awoodahan waa mid hoose u dhigaya qaab-dhismeedka dowladnimo ee ku saleysan federaalka ee ku xusan Dastuurka KMG ee Soomaaliya.

Kulankii NIRA & SoDMA: Qorshaha Puntland?

Wasaaradda Gargaarka Puntland ayaa shaacisay in kulankii u dhexeeyay hay’adaha NIRA iyo SoDMA lagu wada hadlay midoow diiwaangelinta barakacayaasha (IDPs) iyo sidii gargaarku ugu xidhan lahaa aqoonsiga NIRA. Halkan ayay DGP ka digtay in dowladda dhexe ay isku dayneysaa inay wiiqdo awoodaha dowlad-goboleedyada.

Puntland

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaare Xamze Abdi Bare uu amray in aan la siin adeeg gargaar qof aanan haysan aqoonsi NIRA Taas oo DF ay ku dooneyso in lagu mideeyo guud ahaan shacabka soomaliyeed meelkasta oo ay kajoogaan dalka lkn nasiib daro Maamul gobaleedka puntland ayaa markale ka horyimid hori usocodka qorshahaan?

Maamulka Puntland ayaa sheegaya inay diyaar u yihiin inay la shaqeyso cid kasta oo ka shaqeyneysa horumarka iyo u adeegida dadka gargaarka u baahan, iyadoo ilaalineysa mabaadi’da iyo madax-bannaanida dastuurkeeda? LKN Uma Muuqato inay kawado DF soomalia!

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.