Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hawlgallada Hey’adda ...