Shirkii 27-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika oo markii ugu horreysay Muqdisho lagu qabtay.
Wararka24: 29-01-2026:Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa shir-guddoomiyay kulanka 27-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska ...







