Ciidanka Xoogga Dalka aya sakaay Howlgal Qorsheysan Ku Burburiyay Fariisimo Al-Shabaab Ku Lahaa Alanley.
Wararka24: 29-01-2026:Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Alanley ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ay ...








