• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mucaaradka oo go’an ka soo saaray wada-hadalkakadib dhacdadii Shariif iyo Rooble

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mucaaradka oo go’an ka soo saaray wada-hadalkakadib dhacdadii Shariif iyo Rooble
Share

Wararka24: 13-02-2026 Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay weli ka go’an tahay ka qeybgalka wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya mucaaradka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, inkastoo ay cambaareeyeen dhacdo ay ku tilmaameen is-hortaag amni oo lagu sameeyay hoggaamiyeyaashooda xilli ay ku wajahnaayeen kulan la qorsheeyay.

Goluhu wuxuu sheegay in ujeedkoodu yahay in la gaaro xal looga baaqsado firaaq dastuuri ah iyo hubanti la’aan siyaasadeed, isla markaana lagu heshiiyo hannaan doorasho oo dalka u horseeda xasillooni siyaasadeed. Waxay ku adkeeysteen in wada-hadalku yahay waddada kaliya ee looga bixi karo khilaafaadka taagan.

Dhanka kale, Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in wixii dhacay ay la xiriireen habraaca amniga garoonka Aadan Cadde, isla markaana aan cid gaar ah loo hor istaagin, balse la adkeeyay nidaamka gelitaanka iyo xakamaynta ciidamo hubeysan oo tiro badan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa xalay booqday qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka, isagoo u xaqiijiyay in dowladda ay ka go’an tahay wadahadal furan iyo dejinta xiisadda siyaasadeed, si dalka looga badbaadiyo qalalaase hor leh.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.