• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda
Share

Wararka24: Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo amni.

Mahad Salaad ayaa ka baxay Muqdisho isagoo ay wehlinayaan saraakiil ka tirsan NISA, waxaana si rasmi ah loogu soo dhaweeyay magaalada.

Taliyaha ayaa ku biiraya mas’uuliyiinta dowladda federaalka ee ku sugan Baydhaba, kuwaas oo ku howlan dhismaha maamulka cusub ee Koonfur Galbeed kadib isbeddelkii hoggaanka.

Horay waxaa magaalada ugu sugnaa taliyeyaasha ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo mas’uuliyiin kale oo amni, kuwaas oo la kulmay ciidamada si loo xoojiyo kala dambeynta.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada NISA ay door weyn ku leeyihiin sugidda amniga madaxweynaha iyo xasillinta guud ee magaalada.

Dadaallada socda ayaa diiradda saaraya hirgelinta qorshaha dowladda ee doorasho qof iyo cod ah oo laga qabto Koonfur Galbeed.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.