Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Lacagta shilin Soomaaliga oo laga diiday qaybo ka mid ah Muqdisho

Qaar ka mid ah ganacsatada ku sugan Muqdisho ayaa maanta joojiyay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, gaar ahaan kunka shilin, taas oo saameyn ku yeelatay shacabka ku tiirsan lacagtaas. Arrintan ayaa laga dareemay suuqyo kala duwan oo ka tirsan…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
April 13, 2026, 12:54 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Lacagta shilin Soomaaliga oo laga diiday qaybo ka mid ah Muqdisho
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Qaar ka mid ah ganacsatada ku sugan Muqdisho ayaa maanta joojiyay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, gaar ahaan kunka shilin, taas oo saameyn ku yeelatay shacabka ku tiirsan lacagtaas. Arrintan ayaa laga dareemay suuqyo kala duwan oo ka tirsan caasimadda.

Wararka ayaa sheegaya in lacagta kunka shilin laga diiday meelo ay ka mid tahay degmada Heliwaa, halkaas oo ganacsatada ay u wareegeen isticmaalka doolarka Mareykanka iyo lacagaha elektarooniga ah ee taleefannada. Tani ayaa keentay jahawareer ku yimid dadka adeegsan jiray lacagta kaashka ah.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in sababta ugu weyn ay tahay duugowga iyo jeex jeexa ku yimid lacagta, maadaama muddo dheer aan dib loo soo cusbooneysiin. Qaar badan oo ka mid ah lacagaha ayaa noqday kuwo aan la aqbali karin marka la eego xaaladdooda.

Saameynta arrintan ayaa sidoo kale gaartay gaadiidka dadweynaha, iyadoo darawallada qaarkood ay diideen in lagu bixiyo lacagta shilinka Soomaaliga. Tani waxay adkeyn ku keentay isku socodka dadka iyo adeegyada maalinlaha ah.

Ganacsatada qaar ayaa tilmaamay in ay ku qasbanaadeen go’aankan si ay uga fogaadaan khasaaro ka dhasha lacagaha duugoobay. Si kastaba, dadweynaha ayaa ka cabanaya in aysan si fudud u heli karin beddelka lacagtaas.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli horey lacagta kunka shilin looga joojiyay isticmaalka gobollo kale, iyadoo dadku u badan yihiin isticmaalka doolarka iyo lacagaha taleefannada. Dowladda weli kama aysan hadlin tallaabo rasmi ah oo lagu xallinayo xaaladdan.

DAAWA


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

8 hours ago
Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

8 hours ago
Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

1 day ago
DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

1 day ago
Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

1 day ago
Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

1 day ago
FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

2 days ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.