Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Caalamka

Iiraan oo sheegtay inay haysato Dhaqaala ku filan kadib cunaqabateynta Mareykanka

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Iiraan, Abdolnaser Hemmati, ayaa sheegay in dalka uu haysto kayd lacag qalaad oo ku filan in lagu sii wado maalgelinta waxyaabaha daruuriga ah ee dibadda laga soo dejiyo, iyadoo bangigu Dhexe ee Iiran u…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
September 1, 2026, 12:59 pm EAT
Reading Time: 4 mins read
Iiraan oo sheegtay inay haysato Dhaqaala ku filan kadib  cunaqabateynta Mareykanka
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Iiraan, Abdolnaser Hemmati, ayaa sheegay in dalka uu haysto kayd lacag qalaad oo ku filan in lagu sii wado maalgelinta waxyaabaha daruuriga ah ee dibadda laga soo dejiyo, iyadoo bangigu Dhexe ee Iiran u diyaar u yahay inuu suuqa ku shubo ilaa $2 bilyan si loo xasiliyo lacagta dalka ee riyaalka.

Hemmati ayaa sheegay in Bangiga Dhexe uu heli karo ilo kala duwan oo lacag qalaad ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin dakhliga ka soo xarooda dhoofinta saliidda iyo badeecadaha aan saliidda ahayn. Waxa kale oo uu sheegay in bangigu haysto kayd lacageed ayna cunaqabateynta Mareykanka si toos ah u saameyn karin.

Sida uu sheegay, in ka badan $18 bilyan oo lacag qalaad ah ayaa la bixiyay tan iyo 21-kii Maarso, oo ah bilowga sannadka cusub ee Iiraan, si loogu maalgeliyo soo dejinta waxyaabaha muhiimka ah. Lacagtaas ayaa lagu taageeray soo dejinta cuntada, daawooyinka, quudinta xoolaha iyo agabka ceeriinka ah ee warshadaha.

Maamulka Bangiga Dhexe ee Iiran oo a’ad u sareysa

Bangiga Dhexe ayaa toddobaadkii hore sidoo kale suuqa sarrifka lacagaha qalaad geliyay $500 milyan, sida uu sheegay Hemmati. Wuxuu sheegay in tallaabadan iyo tallaabooyin kale oo la qaadi karo ay qayb ka yihiin dadaallada lagu yareynayo cadaadiska saaran suuqa lacagaha.

“Bangiga Dhexe wuxuu diyaar u yahay, haddii loo baahdo, inuu suuqa ku shubo ilaa $2 bilyan oo lacag qalaad ah si loo maareeyo loona xasiliyo suuqa,” ayuu yiri Hemmati.

Hadallada guddoomiyaha ayaa yimid xilli ay sii kordhayaan walaacyada ku saabsan xaaladda dhaqaale ee Iiraan iyo saameynta cunaqabateynta Mareykanka. Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka, Scott Bessent, ayaa sheegay in cadaadiska dhaqaale uu si weyn u saameynayo Iiraan.

Hemmati ayaa qiray in cunaqabateynta iyo saameynta dhaqaale ee dagaalladu ay nolosha maalinlaha ah ku adkeeyeen shacabka Iiraan, balse wuxuu diiday saadaasha ah in dhaqaalaha dalka uu burbur ku jiro. Wuxuu sheegay in xaaladdu adag tahay, laakiin aanu jirin burbur dhaqaale oo dhacay.

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ayaa sidoo kale sheegay in siyaasadaha lacagta iyo kormeerka dhaqaale ee bangiga ay gacan ka geysteen xakamaynta xawaaraha kororka qiimaha. Sida uu sheegay, istaraatiijiyadda hadda jirta ayaa ah in la yareeyo xawaaraha sicir-bararka, si marka xaaladdu degto uu hoos ugu dhaco heerka sicir-bararka.

Riyaalka Iiraan ayaa bishii Agoosto gaaray heerkii ugu hooseeyay marka loo eego doollarka Mareykanka, iyadoo qiimihiisu dhaafay 2 milyan oo riyaal halkii doollar. Sicir-bararka sannadlaha ah ayaa sidoo kale bishii Luulyo gaaray 66 boqolkiiba, taas oo sii kordhisay cadaadiska dhaqaale ee saaran qoysaska iyo ganacsiyada dalka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

Dagaalka Koonfur Galbeed oo xiisad abuuray Soomaaliya iyo Kenya

2 hours ago
Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

Flavio Bolsonaro oo Brazil ka baxay, Mareykanka oo fiise siinaya

2 hours ago
Doorashada Israa'iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

Doorashada Israa’iil: Netanyahu iyo Eisenkot oo isku dhow

3 hours ago
Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

Kai Rooney oo afar gool u dhaliyay Manchester United U18

3 hours ago
Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

Xabi Alonso: Waan dabaaldegi doonaa haddii Chelsea dhaliso

3 hours ago
Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

Koobka Carabao: Fleetwood oo Arsenal ku reebtay wareega afaraad

3 hours ago
Madaxweyne Ruto ee Kenya iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, sawirro kala duwan

Madaxweyne Ruto oo Moscow u ambabaxay, iyo la kulanka Putin

3 hours ago
AFRICOM oo beenisay eedeymo la xiriira duqeymaha ka socda koonfurta Soomaaliya

AFRICOM oo beenisay eedeymo la xiriira duqeymaha ka socda koonfurta Soomaaliya

23 hours ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.