• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Donald Trump oo shaaciyay mashruuc cusub oo aan aduunka wali lagu arkin, + faahfahin

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump
Share

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu dhammeystiri doono mashruuc cusub oo lagu dhisayo diyaaradda jiilka lixaad ee ciidanka cirka Mareykanka. Diyaaradan oo ay dhiseyso shirkadda Boeing, ayaa Trump ku dhawaaqay in loo bixin doono magaca F-47.

Trump wuxuu ku sheegay diyaaradan inay noqon doonto mid aan hore loo arkin dunida, oo loo adeegsan karo dagaallo. Wuxuu caddeeyay in diyaaradan si tijaabo ah oo qarsoodi ah muddo shan sanno ah u duuleysay, isaga oo intaa ku daray in F-47 ay ku qalabaysan tahay tignoolajiyada casriga ah ee qarsoodiga ah, oo aan la arki karin, isla markaana leh awood aan hore loo arag.

Muddo xileedka Donald Trump inta uusan dhammaan ayaa la filaya in diyaaradan si rasmi ah loogu oggolaado milatariga Mareykanka inay adeegsan karaan. Kharaashka hordhaca ah ee la oggaaday diyaaradan ayaa lagu sheegay inuu ku baxayo 20 bilyan oo dollar.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.