• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidamada ammaanka oo howlgalka hub ururinta ka sameeyay Elite Hotel

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
3 months ago
Reading Time: 3 mins read
Ciidamada ammaanka oo howlgalka hub ururinta ka sameeyay Elite Hotel
Share

Wararka24: Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa maanta howlgal ka fuliyay hoteelka Elite oo ku yaalla xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, xilli ay socdaan baaritaanno iyo howlgallo lagu sheegay uruurinta hubka sharci darrada ah ee ka socda qaybo kamid ah magaalada Muqdisho.

Wararka laga helayo goobta ayaa sheegaya in ciidamada ay gudaha u galeen hoteelka, kadibna ay sameeyeen baaritaanno amni. Howlgalkan ayaa qeyb ka ah hawlgallo ay hay’adaha ammaanku ka wadaan degmada Cabdicasiis tan iyo maalmihii la soo dhaafay.

Cabdullaahi Maxamed Nuur, oo ah milkiilaha Hoteelka Elite, ayaa sheegay in ciidamada xoog ku galeen hoteelka isla markaana ay shaqaalaha ku ururiyeen meel gaar ah inta ay socdeen baaritaannada. Wuxuu ku dooday in howlgalkaasi uu sababay cabsi iyo jahwareer ka dhex dhacay shaqaalaha goobta.

Milkiilaha hoteelka ayaa sidoo kale sheegay in uu ka walaacsan yahay saameynta uu howlgalka ku yeelan karo ganacsiga iyo hantida taalla gudaha hoteelka. Wuxuu ku eedeeyay dowladda Federaalka inay mas’uul ka tahay wixii khasaare ah ee ka dhasha howlgalkaasi.

Dhanka kale, hay’adaha ammaanka ayaan weli soo saarin faahfaahin rasmi ah oo ku saabsan natiijada baaritaanka laga sameeyay Hoteelka Elite ama eedeymaha uu soo jeediyay milkiilaha goobta. Dowladda ayaa hore u sheegtay in howlgalada socda ay ujeeddadoodu tahay sugidda amniga iyo uruurinta hubka aan sharciga waafaqsaneyn.

Xaaladda degmada Cabdicasiis ayaa guud ahaan deggan maanta, inkastoo ciidamada ammaanku ay sii wadaan howlgallada ay ka wadaan degmada. Dadaallada lagu xoojinayo amniga ayaa socda iyadoo la doonayo in laga hortago isku dhacyo iyo rabshado horleh.


Share

Recommended

Dowladda Mareykanka oo qorsha xasaasi ah qaaday kahor weerarka Iiraan

Dowladda Mareykanka oo qorsha xasaasi ah qaaday kahor weerarka Iiraan

7 months ago
AFRICOM oo duqeyn ka fulisay buuraha Bari ee Puntland laguna beegsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish

AFRICOM oo duqeyn ka fulisay buuraha Bari ee Puntland laguna beegsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish

5 months ago
Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

Wasiirka gaashandhiga Somaliland oo la kulmay wafti ka socday UK + Sawirro

12 months ago
Muungaab oo laba boos iyo guri ku wareejiyey  Abwaan Mustafe + sawiro

Muungaab oo laba boos iyo guri ku wareejiyey  Abwaan Mustafe + sawiro

4 days ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

1 year ago
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Dowlad Deegaanka Soomaalida.

7 months ago
Xisbiga Xasan Sheekh oo shaaciyay musharraxooda Koonfur Galbeed

Xisbiga Xasan Sheekh oo shaaciyay musharraxooda Koonfur Galbeed

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.