• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
4 months ago
Reading Time: 2 mins read
Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah
Share

Wararka24: Ciidamada booliska degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro la sheegay inay ahaayeen tahriibayaal ka yimid magaalada Muqdisho, kuwaas oo qorsheynayay inay uga sii gudbaan xadka Kenya si ay ugu sii socdaalaan dalka Liibiya.

Howlgalka lagu qabtay dhalinyaradan ayaa ka dhacay koontaroolka laga soo galo magaalada Dhoobley, kadib markii ciidamada ammaanku ay ka shakiyeen dhaqdhaqaaqooda iyo inaysan haysan cid dammaanad ka qaadda gudaha magaalada.

War kasoo baxay saraakiisha booliska ayaa lagu sheegay in baaritaanno lagu sameeyay dhalinyaradaasi lagu xaqiijiyay inay qayb ka ahaayeen shabakad tahriib doon ah oo isku dayaysay inay si qarsoodi ah uga gudubto xadka.

Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay gaadiid looga soo qaaday magaalada Muqdisho iyo dad lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen abaabulka tahriibinta dhalinyaradaasi.

Dhacdadan ayaa kusoo aadaysa xilli ay sii kordhayaan digniinaha laga muujinayo khatarta tahriibka iyo shabakadaha dadka ka ganacsada, kuwaas oo dhalinyarada Soomaaliyeed u ballanqaada nolol wanaagsan oo dibadda ah, balse inta badan halis gelisa noloshooda iyo mustaqbalkooda.

Hay’adaha ammaanka ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgalada lagu beegsanayo kooxaha ku lugta leh tahriibinta dhalinyarada iyo ka gudbinta xuduudaha si sharci darro ah.


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.