Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Booliska maamulka Waqooyi Bari oo soo bandhigtay 5 qof oo loo xiray kiis kufsi wadareed ah

Ciidamada Booliska ee maamulka Waqooyi Bari ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen shan qof oo loo haysto inay ku lug lahaayeen dhacdo kufsi wadareed ah oo ka dhacday magaalada Laascaanood 23-kii May 2026. Booliska ayaa sidoo kale sheegay…

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
May 25, 2026, 5:14 pm EAT
Reading Time: 3 mins read
Booliska maamulka Waqooyi Bari oo soo bandhigtay 5 qof oo loo xiray kiis kufsi wadareed ah
Share

Wararka24: Ciidamada Booliska ee maamulka Waqooyi Bari ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen shan qof oo loo haysto inay ku lug lahaayeen dhacdo kufsi wadareed ah oo ka dhacday magaalada Laascaanood 23-kii May 2026. Booliska ayaa sidoo kale sheegay in hal qof oo kale oo lala xiriirinayo kiiska uu weli baxsad yahay.

War-saxaafadeed ay soo saareen laamaha ammaanka ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu soo qabtay eedeysanayaasha uu ka dambeeyay baaritaanno socday maalmo, kuwaas oo lagu raadinayay dadka lagu tuhunsan yahay falkaasi. Saraakiisha ayaa xusay in ciidamada ammaanku ay sii wadaan dadaallada lagu sugayo caddaaladda iyo badqabka bulshada.

Booliska ayaa sheegay in kiiskan uu khuseeyo ilaalinta sharciga iyo ammaanka guud, isla markaana ay muhiim tahay in baaritaannada loo daayo hay’adaha u xilsaaran. Waxay intaas ku dareen in dhammaan dadka la qabtay ay yihiin eedeysanayaal, islamarkaana go’aanka kama dambaysta ah uu yaallo maxkamadaha.

Hay’adaha ammaanka ayaa xaqiijiyay in baaritaanka kiiska uu weli socdo, ayna jiraan xog iyo caddeymo dheeraad ah oo la ururinayo. Waxaa la sheegay in marka baaritaannada la soo gabagabeeyo lala wadaagi doono bulshada warbixin rasmi ah oo dhammaystiran.

Booliska ayaa sidoo kale sheegay in dadka la hayo loo gudbin doono hay’adaha garsoorka si loogu maro habraacyada sharciga waafaqsan. Tallaabadan ayay ku tilmaameen mid lagu xaqiijinayo isla xisaabtan iyo in kiiska loo maro waddo sharci ah.

Dhanka kale, laamaha ammaanka ayaa bulshada uga digay faafinta warar aan la xaqiijin oo ku saabsan kiiska, iyagoo sheegay in xog kasta oo rasmi ah ay ka imaan doonto hay’adaha dowladda ee ku shaqada leh arrintan. Waxay bulshada ugu baaqeen inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo xaqiijiyo caddaalad iyo xasillooni.

Ragga lasoo qabtay ayaa kala ah;- 1-Maxamed Cabdi Ismaaciil Faarax Ina Farduus Xasan Saalax L/28 Jir Ah, 2-Sharmaake Cabdi Cali Cabdilaahi Ina Safiya Daahir Obsiiye L/22 Jir Ah, 3-Sahal Maxamed Cabdi Samatar Ina Deeqa Axmed Ducaale L/22 Jir Ah, 4-Axmed Cabdiqaadir Ashkir Ina Muxubo Jaamac Ciise L/24 Jir ah, 5-Cabdicasiis Jaamac Shire Ina Yurub Kaariye Bulaale L/21 Jir Ah iyo 6-Maqane Cabdiraxmaan Maxamed Muuse Warsame oo maqane ah.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

Dagaal culus oo ka qarxay Baydhabo maanta

23 hours ago
Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

Lix askari oo ku dhintay laba qarax oo ka dhacay duleedka Baydhabo

1 day ago
Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan u dirtay Buurhakaba

2 days ago
Burburka dhisme ku dumay waddada 9-aad ee Islii iyo cagaf ka shaqaynaysa goobta.

NCA oo shaacisay shirkadaha iyo injineerada ku diiwaangashan dhismihii ku dumay Islii

3 days ago
Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

Farmaajo oo Muqdisho ku soo laabtay iyo wada-hadallo la filaya in ay furman

4 days ago
Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

Dowladda Federaalka oo Saraakiil ciidan u dirtay Baydhabo

4 days ago
Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

Ilhaan Cumar oo ka guureyso gurigeeda Washington DC iyo Wareysi ay bixisay

4 days ago
“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

“Masar waxay difaaci doontaa dhulka Sacuudiga, mana weerari doonto Yemen” Al-Sisi

5 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.