• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DAAWO: Guddiga doorashooyinka oo dedejiyay doorashada Koonfur Galbeed

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
DAAWO: Guddiga doorashooyinka oo dedejiyay doorashada Koonfur Galbeed
Share

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta hirgelinta doorashooyinka qof iyo cod ee maamulka Koonfur Galbeed of Somaaliya, kadib markii qalabka doorashada loo diray deegaannada maamulkaasi.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaciyay in 10-ka bishan ay si rasmi ah uga bilaaban doonaan deegaannada Koonfur Galbeed doorashooyinka goleyaasha degmooyinka, kuwaas oo noqonaya tallaabadii ugu horreysay ee hirgelinta nidaamka qof iyo cod.

Sida uu sheegay guddoomiyuhu, doorashooyinkan ayaa ka dhici doona 13 degmo oo ka kala tirsan gobollada Baay, Bakool iyo Shabeellaha Hoose, iyadoo shacabka deegaanka loo qorsheeyay inay si toos ah u doortaan goleyaashooda deegaanka.

Cabdikariin ayaa xusay in guddigu dhammeystiray diyaarinta goobaha codbixinta iyo tababarka shaqaalaha fulinaya howlaha doorashada, si loo xaqiijiyo in doorashadu u dhacdo si habsami leh.

Waxa uu sidoo kale tilmaamay in in ka badan 400,000 oo qof ay iska diiwaangeliyeen deegaannada Koonfur Galbeed, kuwaas oo diyaar u ah inay ka qeyb qaataan codbixinta soo socota.

Doorashadan ayaa kusoo aadeysa xilli siyaasadda Koonfur Galbeed ay gashay marxalad xasaasi ah, iyadoo uu jiro loollan siyaasadeed oo ku saabsan doorashada madaxtinimada maamulkaasi.

Wararka siyaasadda ayaa sheegaya in JSP uu tartanka ku matalayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, taas oo sii xoojisay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka.

DAAWO


Share

Recommended

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan

Somaliland oo Dacwad Caalami ah ka Gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya

7 months ago
Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

Xisbiga Himilo Qaran oo digniin ka bixiyay dhammaadka BF

6 months ago
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

2 years ago
Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

Puntland oo xirtay saraakiil lagu eedeeyay inay Garowe ciidamo uga qorayeen dowladda Federaalka

3 months ago
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

6 months ago
Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

Xamza oo Qatar la wadaagay afar qodob oo xasaasi ah

5 months ago
Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

Soomaaliya oo sheegtay in mashruuca lacagta shilin Soomaaliga cusub uu marayo heer gabagabo ah

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.