Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha somaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay xarun loogu talagalay horumarinta manaahijta waxbarashada dalka. Munaasabadda ayaa lagu qabtay Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
April 21, 2026, 3:30 pm EAT
Reading Time: 4 mins read
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Qaranka
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha somaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay xarun loogu talagalay horumarinta manaahijta waxbarashada dalka. Munaasabadda ayaa lagu qabtay Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in horumarinta waxbarashadu ay tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaari karo mustaqbal wanaagsan. Wuxuu xusay in xukuumadda Dan-Qaran ay mudnaan gaar ah siinayso casriyeynta iyo tayeynta nidaamka waxbarashada.

Xamza Cabdi Barre ayaa tilmaamay in manhaj tayo leh uu saldhig u yahay waxbarashada dalka. Wuxuu sheegay in xaruntan cusub ay door weyn ka qaadan doonto kor u qaadidda aqoonta jiilasha soo koraya.

Mashruucan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda ee lagu xoojinayo adeegyada bulshada, gaar ahaan waxbarashada. Waxaa la filayaa in xaruntu ay isku xirto horumarinta manhajka iyo baahiyaha ardayda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale xusay in xaruntani ay gacan ka geysan doonto dhismaha bulsho aqoon leh oo la jaanqaadi karta isbeddellada casriga ah. Wuxuu tilmaamay in waxbarashada ay muhiim u tahay horumarka dalka.

Dhanka kale, Xamza ayaa sheegay in dowladda ay qorsheyneyso dib-u-dhiska xarumaha hay’adaha dowladda. Wuxuu ugu baaqay shacabka inay banneeyaan goobaha dowladda si loo dardar geliyo adeegyada guud.

Tallaabadan ayaa muujinaysa dadaalka dowladda ee lagu horumarinayo waxbarashada iyo dib-u-dhiska hay’adaha muhiimka ah ee dalka.


Share

Wararkii ugu dambeeyay

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

Daawo: Soomaaliya oo dhammaadka sannadkan soo saareysa baasaboor cusub

10 hours ago
Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

Doorashada Israa’iil iyo Isbahaysi Cusub

11 hours ago
Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

Ballidoogle oo laga hirgelinaayo xarun laga hago hawlgallada cirka

1 day ago
DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

DAAWO: Itoobiya oo Ruushka ka heshay diyaaradaha Su-35

1 day ago
Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

Muhoozi oo sheegay in la xiray darawalka Jeneraal Elwelu

1 day ago
Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

Farmaajo oo dalbaday baaritaan ku saabsan dagaalkii Jameeco

1 day ago
FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

FBI-da oo raadinaysa nin Soomaali ah oo lala xiriiriyay dil ka dhacay Mareykanka

2 days ago
Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga sameeyay qalliinka maqal-beerista

2 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.