• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Shilin Soomaaliga oo dib loogu soo celiyay suuqyada Muqdisho

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Shilin Soomaaliga oo dib loogu soo celiyay suuqyada Muqdisho
Share

Wararka24: Go’aan uu soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa si rasmi ah uga dhaqan-galay magaalada Muqdisho, kaas oo lagu amray in si buuxda loo qaato lacagta shilin Soomaaliga.

Amarkan ayaa yimid kadib markii ganacsatada qaarkood ay diideen kunka shilin, taas oo jahawareer ku keentay ganacsiga iyo adeegyada bulshada ee caasimadda.

Maamulka ayaa si cad u sheegay in ganacsade kasta oo diida lacagta dalka loo aqoonsan doono mid jebiyay amar dowladeed, iyadoo la adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta lacagta maxalliga ah.

Maanta ayaa si muuqata dib loogu bilaabay isticmaalka shilinka suuqyada, iyadoo ganacsato badan ay sheegeen inay u hoggaansameen amarka, si ay u sii wadaan ganacsigooda.

Qaar ka mid ah ganacsatada Suuq Bacaad ayaa sheegay in dib u soo celinta lacagta ay ka caawisay fududeynta macaamilka, maadaama lacagta kale iyo mobile-ka aysan mar walba daboolin baahida suuqa.

Go’aankan ayaa qayb ka ah dadaallada Maamulka Gobolka Banaadir uu ku doonayo xoojinta nidaamka dhaqaale iyo kalsoonida lacagta dalka.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.