• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Hoteelka Burj Al Arab oo la xirayo muddo 18 bilood ah

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Hoteelka Burj Al Arab oo la xirayo muddo 18 bilood ah
Share

Wararka24: Hoteelka caanka ah ee Burj Al Arab oo ku yaalla magaalada Dubai ayaa la shaaciyay in si ku-meel-gaar ah loo xiri doono muddo dhan 18 bilood, si dib-u-habeyn ballaaran loogu sameeyo.

Shirkadda Jumeirah Group ee maamusha hoteelka ayaa sheegtay in mashruucan uu yahay mid muddo dheer la qorsheynayay, islamarkaana lagu fulin doono wajiyo kala duwan, iyadoo naqshadeynta gudaha uu hoggaamin doono naqshadeeye caalami ah.

Ilo ku dhow hoteelka ayaa xaqiijiyay in Burj Al Arab gebi ahaanba la xiri doono inta lagu guda jiro dib-u-habeynta, isla markaana macaamiisha hore u sii qabsatay loo wareejin doono hoteello kale oo u dhow.

Burj Al Arab, oo ka mid ah astaamaha ugu caansan ee dalxiiska Dubai, ayaa lagu tirinayaa meelaha ugu soo jiidashada badan ee ay booqdaan dalxiisayaasha caalamka, isaga oo saf la gala dhismayaal kale oo caan ah sida Burj Khalifa.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in go’aanka dib-u-habeynta uu ku soo beegmay xilli uu hoos u dhac ku yimid dalxiiska gobolka, inkastoo shirkadda Jumeirah aysan si toos ah u xiriirin mashruuca iyo xaaladaha amni ee gobolka.

Si kastaba, xiritaanka hoteelkan ayaa saameyn ku yeelan kara waaxda dalxiiska ee Dubai, maadaama Burj Al Arab uu yahay mid ka mid ah meelaha ugu muhiimsan ee soo jiita dadka booqda dalka..


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.