• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 30, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
2 months ago
Reading Time: 1 min read
Afhayeenka Lafta-gareen oo baaq midnimo u diray shacabka Koonfur Galbeed

Wararka Ugu Aqrintabadan

Al-Shabaab oo ka hadashay duqeymaha Turkiga iyo Mareykanka

Al-Shabaab oo ka hadashay duqeymaha Turkiga iyo Mareykanka

9 hours ago
Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah

Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah

9 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Afhayeenka madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ka jirta maamulkaasi, kadib isbeddelladii dhowaan dhacay.

Afhayeenka ayaa ugu baaqay shacabka Koonfur Galbeed in la iska dhaafo khilaafaadka, isla markaana laga wada shaqeeyo danta guud iyo xasilloonida deegaanka.

Wuxuu si gaar ah fariin ugu diray dhalinyarada, haweenka, odayaasha dhaqanka iyo culimada, isaga oo ku booriyay inay door muuqda ka qaataan nabadda iyo horumarka.

“Waa in aan ka shaqeynaa is-afgarad, wadahadal iyo is-ixtiraam, danta guudna laga hormariyaa tan gaarka ah,” ayuu yiri afhayeenku.

Sidoo kale, wuxuu dhalinyarada ugu baaqay inay ka fogaadaan wax kasta oo kala qeybinaya bulshada, isla markaana diiradda saaraan waxbarashada iyo horumarinta naftooda.

Afhayeenka ayaa sidoo kale ka digay in aan la siin fursad cid kasta oo doonaysa burburinta dowladnimada iyo midnimada bulshada.

Hadalka ayaa imanaya xilli ay weli taagan tahay xaalad siyaasadeed oo kacsan oo ka jirta Koonfur Galbeed, kadib isbeddelkii hoggaanka maamulkaasi.

Share
Tags: wararka caalamkawararka mantawararka somaliaWararka24 manta
Previous Post

Pakistan oo dhaxdhaxadisay dagaalka Iran, Trump oo xabad joojin kudhawaqay

Next Post

Xasan Sheekh oo shir amni ka guddoomiyay Baydhabo+sawiro

Related Posts

Al-Shabaab oo ka hadashay duqeymaha Turkiga iyo Mareykanka

Al-Shabaab oo ka hadashay duqeymaha Turkiga iyo Mareykanka

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Al-Shabaab ayaa si kulul u weerartay dowladaha Mareykanka iyo Turkiga, iyadoo ku eedeysay inay door militari iyo...

Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah

Booliska Dhoobley oo qabtay dhalinyaro tahriibayaal ah

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Ciidamada booliska degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa gacanta ku dhigay dhalinyaro la sheegay inay ahaayeen...

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

Maxkamada Sare ee Kenya oo hakisay qorshe la xiriira xarumaha Ebola

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo lagu joojinayo qorshe kasta...

Trump oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida Minnesota

Trump oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida Minnesota

by Amin Cali Abdi
10 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay bulshada Soomaalida ku nool gobolka Minnesota...

Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad oo isku khilaafay doorashada Galmudug

Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad oo isku khilaafay doorashada Galmudug

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Khilaaf siyaasadeed oo xooggan ayaa la sheegay inuu soo kala dhex-galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Xannaan Yuusuf iyo Shamso Axmed oo loo haysto $21.2 milyan oo dollar

Xannaan Yuusuf iyo Shamso Axmed oo loo haysto $21.2 milyan oo dollar

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Maxkamada federaalka Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogtay Shamso Axmed Xasan oo 55 jir ah iyo Xanaan Mursal...

Load More
Next Post
Xasan Sheekh oo shir amni ka guddoomiyay Baydhabo+sawiro

Xasan Sheekh oo shir amni ka guddoomiyay Baydhabo+sawiro

DAAWA: Deni oo ciidamadiisa faray heegan dagaal oo lagu difaacayo Puntland

Jibriil oo kormeer ku sameeyay xarunta maamulka degmada Baydhabo

Jibriil oo kormeer ku sameeyay xarunta maamulka degmada Baydhabo

Recommended

Xog cusub oo ka soo baxday xaaladda caafimaad ee Maxamed Bin Zayed

Xog cusub oo ka soo baxday xaaladda caafimaad ee Maxamed Bin Zayed

3 months ago
Shirkadda maraakiibta Maersk oo si ku-meel gaar ah u hakisay shaqadii dekedda Berbera

Shirkadda maraakiibta Maersk oo si ku-meel gaar ah u hakisay shaqadii dekedda Berbera

1 month ago
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qeyb-galay shir lagu qabtay Canada

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qeyb-galay shir lagu qabtay Canada

4 weeks ago
Ciidanka Xoogga Dalka

Ciidanka Xoogga Dalka aya sakaay Howlgal Qorsheysan Ku Burburiyay Fariisimo Al-Shabaab Ku Lahaa Alanley.

4 months ago
Mogadishu City Club oo ku guuleystay Koob.

Mogadishu City Club oo ku guuleystay Koob.

4 months ago
Soomaaliya oo qorsheynaysa inay koronto qiima jaban ka soo dhoofsato Itoobiya

Soomaaliya oo qorsheynaysa inay koronto qiima jaban ka soo dhoofsato Itoobiya

1 week ago

DAAWA: Deni oo ciidamadiisa faray heegan dagaal oo lagu difaacayo Puntland

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.