• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Qarax ay maleegeen Al Shabaab oo laga hortegay degmada Xudur

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Qarax ay maleegeen Al Shabaab oo laga hortegay degmada Xudur
Share

Wararka24: Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay ciidamada Booliska ka fuliyeen degmada Xudur ee gobolka Bakool, kaas oo lagu fashiliyay qarax ay maleegeen Al Shabaab.

Ciidamada ayaa ka hortegay miino la doonayay in lagu waxyeeleeyo shacabka, kadib markii ay heleen macluumaad la xiriira qorshaha weerarka.

Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Xudur ayaa lagu sheegay in walxaha qarxa si badbaado leh loo qabtay, isla markaana la bilaabay baaritaanno dheeraad ah.

“Booliska degmada Xudur ayaa gacanta ku dhigay walxo qarxa oo ay Khawaarijtu u maleegeen shacabka,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Taliyaha saldhigga Booliiska Xudur Aadan Wardheere ayaa shacabka uga mahadceliyay wada shaqeynta ay la leeyihiin ciidamada ammaanka.

Wuxuu sidoo kale sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalada lagu xaqiijinayo amniga si looga hortego weerarrada noocaan ah.


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

6 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.