• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta  oo u digtay Cabdinuur iyo Cabdikariin CaliKaar
Share

Wararka24: Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al Cadaala, ayaa digniin u diray labo mas’uul hore oo ka tirsanaa madaxtooyada, kuwaas oo maalmahan baraha bulshada ka tabinayay arrimo siyaasadeed.

Cabdinuur Maxamed Axmed iyo Cabdikariin Cali Kaar ayaa lagu eedeeyay inay bulshada marin habaabinayaan, iyagoo isku ekaysiinaya wariyeyaal iyo falanqeeyayaal.

Al Cadaala ayaa sheegay in labadan nin ay faafinayaan warar been abuur ah iyo dacaayado, isagoo ugu baaqay shacabka inay ka digtoonaadaan xogaha ay soo gudbinayaan.

Wuxuu sidoo kale xusay in dadkaasi ay isku dayayaan inay saameyn ku yeeshaan aragtida dadweynaha, iyagoo adeegsanaya baraha bulshada.

“Kooxahan waxay isku ekaysiiyaan saxafiyiin, balse waxay gudbinayaan warar aan sax ahayn,” ayuu yiri wasiir ku xigeenka.

Dhankiisa, wuxuu tilmaamay in qof kasta uu xor u yahay aragtidiisa, balse ay muhiim tahay in si cad loo muujiyo mowqifka iyo cidda la matalayo.

Digniintan ayaa imanaysa xilli ay sii kordhayaan doodaha siyaasadeed ee ka socda baraha bulshada ee Soomaaliya.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.