• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaaliya oo markii ugu horreysay diiwaangelisay markab calankeeda wata

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Soomaaliya oo markii ugu horreysay diiwaangelisay markab calankeeda wata
Share

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markabka Guney oo qaatay calanka Soomaaliya, sida uu shaaciyay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

Wasiirka ayaa sheegay in tani ay tahay markii ugu horreysay tan iyo burburkii dalka oo markab lagu diiwaangeliyo calanka Soomaaliya, taas oo loo arko tallaabo muhiim ah oo dib u soo nooleynaysa sumcadda calanka.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in diiwaangelintan ay timid kadib markii la dhammaystiray dhammaan shuruucdii iyo nidaamyadii looga baahnaain in dal uu bixiyo Calan.

Wasaaradda ayaa sidoo kale ugu baaqday ganacsatada iyo milkiilayaasha maraakiibta inay ka faa’iideystaan fursaddan, kuna diiwaangeliyaan maraakiibtooda calanka Soomaaliya.

“Diiwaangelinta Guney waxay fursad u tahay horumarinta dhaqaalaha dalka,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshayaasha dowladda ee lagu xoojinayo dhaqaalaha iyo kobcinta ganacsiga badda, iyadoo la doonayo in Soomaaliya ay dib u hesho doorkeedii maraakiibta iyo gaadiidka badda.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in horumarradan ay ka tarjumayaan isbeddellada ka socda dalka, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha iyo ganacsiga.


Share

Recommended

Dowladda Federaalka

Wararka24: Dowladda Federaalka oo baaritaan ku billowday weerarkii Hotel Qaahira ee Beledweyne Kadib Shaki dhashay + Sawiro

1 year ago
Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

Dagaalka Iiraan iyo Mareykanka oo mar kale dib u qarxi kara

4 months ago
Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

Mareykanka oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dhulka

5 months ago
Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi sare oo ka socda Talyaaniga + sawiro

2 months ago
Soomaaliya iyo Somaliland

Wadahadalladii DF Soomaaliya iyo Somaliland oo dib ufurmay! Maxa cusub?

1 year ago
Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

Kiis la yaab leh oo ku saabsan saraakiil CIA ah oo lagu dilay Mexico

5 months ago
Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

Daawo: Odayaasha Hawiye oo ka jawaabay hadalkii Garaad Jaamac Garaad Cali

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.