• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

NIRA oo xafiis diiwaangelinta iyo kaar bixinta ka furtay safaaradda Kenya

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 3 mins read
NIRA oo xafiis diiwaangelinta iyo kaar bixinta ka furtay safaaradda Kenya
Share

Maareeyaha guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka NIRA Cabdiweli Cali Cabdulle Timacadde iyo safiirka Soomaaliya ee Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga jaray xafiiska diiwaangelinta iyo kaar bixinta NIRA ee safaaradda Soomaaliya ee Nairobi.

Maareeyaha NIRA ayaa sheegay in adeegyada hay’adda si tartiib ah loogu fidinayo gudaha dalka iyo dibaddiisa, si muwaadiniinta Soomaaliyeed loo gaarsiiyo kaarka aqoonsiga qaranka.

Wuxuu xusay in safaaradda Kenya ay noqotay xarunta 30aad ee laga hirgeliyo adeegyada NIRA, taas oo qayb ka ah qorshaha ballaarinta adeegyada diiwaangelinta.

Safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa dhankiisa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ay hadda si fudud uga heli karaan kaarka aqoonsiga qaranka gudaha safaaradda.

Masuuliyiinta ayaa tilmaamay in tallaabadan ay fududeynayso helitaanka adeegyada dowliga ah iyo aqoonsiga muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dibadda.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.